Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil howl gab ah oo lagu xiray Turkiga kadib markii ay diideen in wax laga bedelo dastuurka dalkaas

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Saraakiil howl gab ah oo lagu xiray Turkiga kadib markii ay diideen in wax laga bedelo dastuurka dalkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Booliska dalka Turkiga ayaa soo xiray 10 sarkaal oo howlgab ah, kadib markii ay saxiixeen warqad looga soo horjeedo in dastuurka dalkaas wax laga beddelo.

Xeer ilaalinta  guud ee Turkiga ayaa u yeertay  4 sarkaal oo kale  si wax looga weydiiyo warqadda ay saxiixeen .

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

103 sarkaal ayaa saxiixay bayaan loogu baaqayo xukuumadda dalkaas inay dib uga laabato hirgelinta mashruuca kanaalka Istanbul iyo in is bedel lagu sameeyo dastuurka dalka Turkiga.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in mashruuca kanaalka Istanbul ka hor imaanayo heshiiskii Montreux ee isticamaalka  marinnada biyaha Turkiya.

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga Mowliid Jaawiisha Oglo ayaa bayaanka ku tilmaamay mid u gogol xaaraya afgenbi, wuxuuna intaas ku daray in kanaalka cusub uusan saameyn ku yeelan doonin heshiiskii Montreux ee ku saabsanaa maraakiibta mareysa biya mareenada dalka Turkiga.

Previous Post

Maamulka degmada Gaalkacyo oo kulan la qaatay  xubnno ka socday bahda caafimaadka  iyo culumaa-udiinka “SAWIRRO”

Next Post

In ka badan 10 qof oo ku dhimatay dagaal qabiileed ka dhacay dalka Suudaan

Next Post
In ka badan 10 qof oo ku dhimatay dagaal qabiileed ka dhacay dalka Suudaan

In ka badan 10 qof oo ku dhimatay dagaal qabiileed ka dhacay dalka Suudaan

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In