Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka tirsan booliska koonfur galbeed oo tababar loogu soo xiray Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Abaandullaha oo Ciidamada Booliska ugu Hambalyeeyay Sanadguurada  75aad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Taliyaha ciidanka Booliska Koonfur Galbeed ahna Taliyaha Booliiska Gobolka Baay Gaashaanle Dhexe Amiin Maxamed Daruur ayaa tababar ugu soo xiray Baydhabo ciidamo ka tirsan Booliiska Koonfur galbeed, si ay uga qeyb qaataan xoojinta Nabadgelyada guud ahaan Gobollada Baay iyo Bakool.

Tababarkan oo socday muddo lix cisho ah, isla markaana ciidanka la barayay hanaanka ay ula dhaqmi lahaayeen shacabka iyo dhowridda xaquuqda aadanaha ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka kala socotay Gobollada Baay iyo Bakool.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Qaar ka mid ah ciidanka ka faa’iideystay tababarka ayaa sheegay inay gaarsiin doonaan askarta kale ee aan nasiibka u yeelan, ayna ku dhaqmi doonaan casharada ay

Ku-simaha Taliyaha ciidanka Booliska Koonfur Galbeed ahna Taliyaha Booliiska Gobolka Baay Gaashaanle Dhexe Amiin Maxamed Daruur ayaa sheegay in saraakiishan ay ka kala yimaadeen gobollada Baay iyo Bakool, loona baahanyahay inay xoojiyaan la shaqeynta shacabka.

“Waxaa la idin tababaray sidii aad u bad baadin lahaydeen shacabka deegaanada Koonfur Galbeed, habdhaqanka qofka la soo xiro ee eedeysanaha ah iyo dhowridda xaquuqda aadanaha” ayuu yiri Gaashaanle Dhexe Amiin.

Wasiir ku-xigeenka Amniga Koonfur Galbeed Mudane Isaaq Baarow ayaa sheegay in booliska uu uga mahadcelinayo sugidda Amniga magaalada Baydhabo, isagoo kula dar daarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka loo igmaday.

“Waxaan idinka rajeyneynaa in wixii aad halkan ku barateen aad ku dabaqdaan howsha la idin xilsaaray, waxaana codsaneynaa in la joogteeyo tababarada nuucaani oo kale ah, macalimiintana waxaan uga mahadcelinayaa tababarka ay siiyeen saraakiisha” ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka Amniga Koonfur Galbeed.

Previous Post

Somalia Government is Drafting a National Action Plan to Assist People with Disabilities and Survivors of Explosive Hazards

Next Post

Shirka horumarinta Maaliyadda dalka oo lagu soo gabo gabeynayo Uganda

Next Post
Shirka horumarinta Maaliyadda dalka oo lagu soo gabo gabeynayo Uganda

Shirka horumarinta Maaliyadda dalka oo lagu soo gabo gabeynayo Uganda

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In