Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka tirsan ciidanka Asluubta oo siminaar loo furay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ka tirsan ciidanka Asluubta oo siminaar loo furay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaar lagu baranayey Hab-dhaqanka ugu fiican ka hortaga addeegsiga Xoogga baarida jirka iyo xiritaanka Dadka ayaa maanta loo furay saraakiil ka tirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana bixinaya siminaarkan Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeeyrta Cas oo loo soo gaabiyo ย (ICRC) oo kaashanaya Taliskaย  Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Siminaarka ayaa waxaa furay Taliye ku xiggeenka Koobaad ee Ciidanka Asluubta S/guuto Cabdikariin Cali Afrax,ย  oo ay wehliyeenย  Taliye ku xiggeenka Labaad ee Ciidanka Asluubta S/guuto Cilmi Waasuge Colow iyo Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Asluubta S/guuto Sulub Axmed Firin, waxaana saraakiisha Ciidanka Asluubta ka tirsan ee siminaarka loo furay ay kula dardaarmeen in ay ka faaโ€™iideystaan casharada labarayo.

Youness Rahouiย  oo ah Sargaal Hayโ€™dda Laanqeeyrta Cas u qaabilsan Barnaamijka Dhowrista ayaa Sheegay in Hayโ€™adda ay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ka gacan siin doonto dhowrista Xaquuqda Maxaabiista Xabiyada Dalka ku xiran ,isagoo tilmaamay in ay kordhin doonaan Siminaarada ay siinayaan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Sarreeye Guuto C/kariim Cali Afarx Taliye ku xiggeenka Koobaad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa u mahad celiyey Hayโ€™adda ICRC, isagoo sheegay in Saraakiisha Siminaarka loo furay looga baahan yahay in Casharada la barayo ay ka faaโ€™iideystaa,ย  waxaana ย uu kula dardaarmay in ay ilaaliyaan Xaquuqda Maxaabiistaย  islamarkaana ay hab-ladhaqankooda dhowraan.

โ€œWaxaan wadnaa Qorshayaal dib loogu hagaajinayo nolosha Xabsiyada Dalka sidaad ogtihiin waxaana xoogga saarnay Qof Maxbuus ah oo xiran in aan lagu xadgudbin arintaasna waan ku guuleysanay Geed dheer mid gaaban waxaan u koreynaa in aan hormarinayo Xabsiyada dalka oo dhanโ€ ayuu yiri Gen C/Kariin Cali Afrax

—DHAMMAAD—

Xafiiska Warfaafinta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Email:[email protected]

DSCF7292 DSCF7295 DSCF7296 DSCF7297 DSCF7298 DSCF7300 DSCF7301 DSCF7304 DSCF7306 DSCF7307 DSCF7309 DSCF7310 DSCF7312 DSCF7314 DSCF7316 DSCF7317 DSCF7324 DSCF7325 DSCF7329

Previous Post

Qarax goor dhaw ka dhacay Kismayo

Next Post

Shirweynaha 5aad ee Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida oo furmay “SAWIRRO”

Next Post
Shirweynaha 5aad ee Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida oo furmay “SAWIRRO”

Shirweynaha 5aad ee Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida oo furmay "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In