Wednesday, July 9, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka tirsan ciidanka Asluubta oo siminaar loo furay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
November 16, 2016
in Wararka
0
Saraakiil ka tirsan ciidanka Asluubta oo siminaar loo furay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Siminaar lagu baranayey Hab-dhaqanka ugu fiican ka hortaga addeegsiga Xoogga baarida jirka iyo xiritaanka Dadka ayaa maanta loo furay saraakiil ka tirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana bixinaya siminaarkan Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeeyrta Cas oo loo soo gaabiyo  (ICRC) oo kaashanaya Taliska  Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay boqollaal haweenka Soomaaliyeed ka mid ah

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay boqollaal haweenka Soomaaliyeed ka mid ah

July 9, 2025
Wasiirka Isgaarsiinta Iyo Teknolojiyadda XFS oo shir muhiim ah uga qaybgalaya dalka Switzerland

Wasiirka Isgaarsiinta Iyo Teknolojiyadda XFS oo shir muhiim ah uga qaybgalaya dalka Switzerland

July 9, 2025

Siminaarka ayaa waxaa furay Taliye ku xiggeenka Koobaad ee Ciidanka Asluubta S/guuto Cabdikariin Cali Afrax,  oo ay wehliyeen  Taliye ku xiggeenka Labaad ee Ciidanka Asluubta S/guuto Cilmi Waasuge Colow iyo Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Asluubta S/guuto Sulub Axmed Firin, waxaana saraakiisha Ciidanka Asluubta ka tirsan ee siminaarka loo furay ay kula dardaarmeen in ay ka faa’iideystaan casharada labarayo.

Youness Rahoui  oo ah Sargaal Hay’dda Laanqeeyrta Cas u qaabilsan Barnaamijka Dhowrista ayaa Sheegay in Hay’adda ay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ka gacan siin doonto dhowrista Xaquuqda Maxaabiista Xabiyada Dalka ku xiran ,isagoo tilmaamay in ay kordhin doonaan Siminaarada ay siinayaan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Sarreeye Guuto C/kariim Cali Afarx Taliye ku xiggeenka Koobaad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa u mahad celiyey Hay’adda ICRC, isagoo sheegay in Saraakiisha Siminaarka loo furay looga baahan yahay in Casharada la barayo ay ka faa’iideystaa,  waxaana  uu kula dardaarmay in ay ilaaliyaan Xaquuqda Maxaabiista  islamarkaana ay hab-ladhaqankooda dhowraan.

“Waxaan wadnaa Qorshayaal dib loogu hagaajinayo nolosha Xabsiyada Dalka sidaad ogtihiin waxaana xoogga saarnay Qof Maxbuus ah oo xiran in aan lagu xadgudbin arintaasna waan ku guuleysanay Geed dheer mid gaaban waxaan u koreynaa in aan hormarinayo Xabsiyada dalka oo dhan” ayuu yiri Gen C/Kariin Cali Afrax

—DHAMMAAD—

Xafiiska Warfaafinta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Email:[email protected]

 

DSCF7292 DSCF7295 DSCF7296 DSCF7297 DSCF7298 DSCF7300 DSCF7301 DSCF7304 DSCF7306 DSCF7307 DSCF7309 DSCF7310 DSCF7312 DSCF7314 DSCF7316 DSCF7317 DSCF7324 DSCF7325 DSCF7329

Previous Post

Qarax goor dhaw ka dhacay Kismayo

Next Post

Shirweynaha 5aad ee Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida oo furmay “SAWIRRO”

Next Post
Shirweynaha 5aad ee Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida oo furmay “SAWIRRO”

Shirweynaha 5aad ee Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida oo furmay "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay boqollaal haweenka Soomaaliyeed ka mid ah

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay boqollaal haweenka Soomaaliyeed ka mid ah

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025(MUQDISHO), Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay boqollaal ka mid...

Wasiirka Isgaarsiinta Iyo Teknolojiyadda XFS oo shir muhiim ah uga qaybgalaya dalka Switzerland

Wasiirka Isgaarsiinta Iyo Teknolojiyadda XFS oo shir muhiim ah uga qaybgalaya dalka Switzerland

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025, Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoloojiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin (Soomaali), ayaa ka qeybgalay...

Wafdi ka socda Guddiga Doorashooyinka Qaran oo gaaray magaalada Jowhar

Wafdi ka socda Guddiga Doorashooyinka Qaran oo gaaray magaalada Jowhar

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025, Wafdi ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa  gaaray magaalada Jowhar, ee xarunta...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Shiinaha

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Shiinaha

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025, Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In