Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska oo gaaray magaalada Cadaado+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska oo gaaray magaalada Cadaado+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminaayo madaxa hoggaanka tababarrada ciidanka boliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamad Cabdule Dhoorre ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka dowlad goboleedka Galmudug.

Mas’uuliyiintaan  ayaa  Cadaado u tegay in ay  tababar u furaan ciidamo cusub oo ka mid noqonaya boliiska dowlad goboleedka Galmudug .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah macalimiinta tababarka siineysa ciidamada cusub ee ku soo biiraya boliiska Soomaaliyeed , maddaama uu socdo olole ciidamo cusub loogu tababarayo dowlad goboleedyada dalka ka jira .

Taliyaha boliiska dowlada goboleedka Galmudug  C/casiis   Yuusuf  Aadan ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin imaatinka saraakiishan , ayna muhiim tahay inay tababarro helaan ciidamada cusub ee boliiska Soomaliyeed loo tababarayo.

Garoonka diyaaradaha  magaalada Cadaado waxaa saraakiishan ku soo dhaweeyay  madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed  iyo saraakiil kale oo ka tirsan boliiska Galmudug.

Wafdigaan uu hoggaaminaayo madaxa hoggaanla tababarka ciidanka boliiska ayaa waxaa ka mid ahaa taliyaha ururka taliska ciidanka boliiska Soomaaliyeed gashanle sare   Cumar Macalin Xasan  ,

Dhawaan ayaa la filayaa in saraakiishan tababarka ay ka furaan magaalada Cadaado .

1

2

4

6

15

Previous Post

Wasaaradda Tamarta oo sheegtay in 15 cisho la dhimo qiimaha biyaha ee Muqdisho

Next Post

Doon ay wateen kalluumeysato u dhalatay dalka Camoros oo ku soo caarisay xeebta Kismaayo+Sawirro

Next Post
Doon ay wateen kalluumeysato u dhalatay dalka Camoros oo ku soo caarisay xeebta Kismaayo+Sawirro

Doon ay wateen kalluumeysato u dhalatay dalka Camoros oo ku soo caarisay xeebta Kismaayo+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In