Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Gaalkacayo oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Gaalkacayo oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan oo soconayay muddo 12 maalmood ah isla markaana ahaa mid lagu baranayay habraaca ka hortagga danbiyada iyo baaristooda ayaa magaalada Gaalkacayo loogu soo gaba gabeeyay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska degmada Gaalkacayo.

Xiritaanka tababarka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caddaalada Galmudug Maxamuud Guure Guuleed taliyaha saldhiga booliiska degmada Gaalkacayo labo xidigle Cali Xirsi Sahal taliye ku xigeenka qeybta booliska gobalka Mudug gaashaanle Maxamed Xasan Warsame xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Galmudug ee qeybta 21aad gaashaamle sare Cabdullaahi Maxamed Muuse Keyse guddoomiyaha maxkamadda gobalka Mudug Cabdirisaaq Cali Yuusuf xeer ilaaliyaha maxkamadda gobalka Abuukaate Cabdi Xakiim Maxamed Xirsi iyo qareenno ka socday dowladda federaalka Soomaaliya kuwaas oo ahaa macalimiintii tababarka bixinayay

Related posts

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026

Abuukaate Ismaaciil Xalane oo ka mid ahaa qareenadii tababarka bixinayay ayaana ugu horeeyn la dar daarmay saraakiishii tababarka ka faa iideeystay.

Taliyaha saldhiga booliska degmada Gaalkacayo labo xidigle Cali Xirsi Sahal taliye ku xigeenka qeybta booliska gobalka Mudug gaashaanle Maxamed Xasan Warsame ayaa iyaguna ka mahad celiyay tababarka la siiyay saraakiisha booliska degmada Gaalkacayo, iyagoona xusay in ay wax weyn kusoo kordhin doonto shaqada ay u hayaan shacabka.

Xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Soomaaliya ee qeybta 21aad gaashaanle sare Cabdullaahi Maxamed Muuse Keyse guddoomiyaha maxkamadda gobalka Mudug Abuukaate Cabdirisaaq Cali Yuusuf ayaa iyaguna ku la dar daarmay saraakiisha tababarka qaatay in tababrkoodu uu noqdo mid wax wayn ka badala hanaanka shaqo ee ciidanka booliska, iyagoo dhanka kalana xusay in ciidanka boolisku ay yihiin furaha laga soo galo ka hortaga danbiyada iyo baaristooda.

Previous Post

Murashax Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo soo dhaweeyey heshiiskii caawa

Next Post

Dowladda oo dib u soo celisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeyay Kenya

Next Post
Dowladda oo dib u soo celisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeyay Kenya

Dowladda oo dib u soo celisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeyay Kenya

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In