Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil loo soo xiray tababar ku saabsan Isgaarsiinta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Saraakiil loo soo xiray tababar ku saabsan Isgaarsiinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiil iyo Askar ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka iyo Booliiska ayaa maanta loo soo xiray tababar soconayay muddo 45 cisho ah kaasi oo ay ku baranayeen Isgaarsiinta Casriga ah iyo Teknoolojiyadda.

Tababarka ayaa waxaa soo xiray Madaxa Hoggaanka Isgaarsiinta Ciidinka Booliiska Jeneraal Salaad Maxamed Guuleed iyo Madaxa Hoggaanka War-isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaanshaanle Sare Cabdulaahi Xuseen Dhuxuloow.

Related posts

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026

Mudadii tababarka uu socday ayay Saraakiisha iyo Askarta XDS iyo Booliiska la howlgelyeen xafiiska tageerada Soomaaliya ee Qaramadda Midoobay (UNSOS) iyagoo la shaqeeynayay shaqaalaha UNSOS gaar ahaan qeybta Teknoolojiyadda si ay usoo bandhigaan heerka aqoontooda ee dhanka Isgaarsiinta.

Tababarkan oo uu taageerayay Xafiiska taageerada Soomaaliya Qaramadda Midoobay ee UNSOS ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxa Teknoolojiyadda UNSOS FTS Pual.

Previous Post

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Madaxa Hay’adda TIKA

Next Post

Shir looga hadlay Xaalada bani’aadannimo ee taagan oo ka dhacay Muqdisho.

Next Post
Shir looga hadlay Xaalada bani’aadannimo ee taagan oo ka dhacay Muqdisho.

Shir looga hadlay Xaalada bani’aadannimo ee taagan oo ka dhacay Muqdisho.

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In