Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiisha Amniga Hirshabeelle oo hortagay Baarlamaanka dowlad goboleedka “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Saraakiisha Amniga Hirshabeelle oo hortagay Baarlamaanka dowlad goboleedka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka 11aad Kal-fadhiga 1aad ee Baarlamanka dowlad Goboledka Hirshabeelle oo uu shir Guddoominayey, Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle Dr. Cabdixakim Luqmaan Xaaji Muxumed ayaa ajandahiisu waxa uu ahaa dhageysiga warbixinada Saraakiisha Hay’adaha  amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Saraakiisha Kala ah Taliyaha Nabad Sugida dowlad goboleedka Hirshabeelle Gaashanle dhexe Cabdikarin Cumar Kulmiye, Iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Shabeellada Dhexe Gaashanle Aadan Yarow ayaa maanta Baarlamanka uga warbixiyey Arrimaha Amniga iyo qorshayaasha ku saabsan sugida Amniga.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Kulankaan oo Saxaafada ay Dibad Joog ay  ka aheyd, si waafaqsan Xeer Hoosaadka Baarlamanka ayaa Xildhibaanada waxay weediiyeen  Saraakiisha maanta hortimid Baarlamanka su’aalo kusaabsan xaaladaha Amniga .

Previous Post

Wasiir Beyle “Hantida dowladda si qaldan doorashada looguma isticmaali doono”

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan laqaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo AMISOM  “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan laqaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo AMISOM  “SAWIRRO”

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan laqaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo AMISOM  “SAWIRRO”

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In