Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sare u kac ku yimid qiimaha lakala siisto Kalluunka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Sare u kac ku yimid qiimaha lakala siisto Kalluunka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kawaanka Kalluunka Degmada Xamar weyne ayaan oolin maanta kalluun fara badan  waxaana laga dareemayay kallun yari,  iyadoo  ganacsatada kalluunka iyo dadka iibsada ay kuu sheegayaan inay tahay sara u kaca ku yimid qiimaha kalluunka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Kawaanka Kalluunka Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir oo lagu iibiyo kalluunka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa looga yimaadaa  si looga iibsado kalluunka  Degmooyinka Gobolka iyo qaar ka mid ah Gobolada, waxaana laga dareemayaa  sara u kac ku yimid qiimaha  la kala iibsado kalluunka,  taasi oo sabab u ah  dabeylo ka kacay badda gudaheeda  oo aan awoodin  doomaha kalluumeysiga in si fudud ay ugu soo jalaabtaan kallunka xeebaha Soomaaliya oo ay kala kulmaan  caqabado dhinaca  Kallumeysiga ah.

Doomanka iskaashatada kalluumeysatada ayaa sheegay in xilliyada dabeylaha ay ka kacaan  iyo cadada bisha marka la gaaro ay  kala kulmaan  jalaabashada kalluunka  dhibaatooyin aad u fara badan, waxeyna tilmaameen in mararka qaar ay doonta  rogmato dabeylaha xoogan iyo muujadaha ku dhufta doonta awgeed,  isla markaana aysan awoodin in meelahii horay ay ugu soo jalaaban jireen ay gaaraan.

Kalluunka ayaa waxaa laga isticmaalaa dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho waxaana sara u kaca ku yimid qiimaha kalluunka uu yahay mid aad baahsan sida ay sheegeen qaar ka mid ah kalluumeysatada halkii xilliyadii  hore qiimaha  kalluun uu ahaa 5$ doolar ayaa  hada waxa uu ka joogaa 30$ doolarka Mareykanka

Qaar ka mid ah kalluumeysatada ku ganacsada  kawaanka kalluunka ee degmada Xamar weyne  ayaa  sheegay in saameynta ugu weyn ay tahay dabeylo xoogan oo kacay awgeed.

Xilliyadaan oo kale marka ay ka kacaan dabeylaha ayaa waxaa yaraada wax soo saarka badda, taasi oo saameyn ku yeelata  kalluumeysata ka ganacsada iyo dadka ka macaasha kalluunka intuba.

Muuse Cismaan Abtow

Previous Post

Hooyo Suldaano Bare, Bulshadu wayday.!!!

Next Post

Wasiir Beyle oo warbixin ku aadan horumarka iyo hagaajinta hanaanka maaliyadda siiyay Madaxweynaha JFS

Next Post
Wasiir Beyle oo warbixin ku aadan horumarka iyo hagaajinta hanaanka maaliyadda siiyay Madaxweynaha JFS

Wasiir Beyle oo warbixin ku aadan horumarka iyo hagaajinta hanaanka maaliyadda siiyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In