Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sare U Qaadidda Dakhliga Canshuuraha Gobolka Banaadir Oo Laga Wada Hadlay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Sare U Qaadidda Dakhliga Canshuuraha Gobolka Banaadir Oo Laga Wada Hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa shir Guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii loo dar-dar gelin lahaa guddi hoosaad loo sameey sidii dakhliga canshuuraha kor loogu qaadi lahaa.

Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen Agaasimeyaasha xafiiska maaliyadda Gobolka iyo kuwa Dakhliga ayaa waxaa ay ka warbixiyeen wixii u qabsoomay iyo hadafyada miro dhalka ah ee ay hiigsanayaan.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Mudane Axmed Xasan Iimaan Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galayaasha kula dar daarmay inay sare u qaadaan cashuuraha, ayna ka fogaadaan waxkasta oo keeni karta musuq maasuq.

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada Hirshabeelle Oo Daah Furay Imtixaanka Fasalka 12aad Ee Dugsiga Sare “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dhuusamareeb “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In