Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo hambalyo u diray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo hambalyo u diray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 La-taliyaha arrimaha ciidanka Xoogga dalka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa hambalyo ku aadan Xuska Sanad guuradda Xilligii la aas-aasay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ku beegan maalinta barri ah  u diray Taliskaasi.

 “Waxaan u hambalyeynayaa Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil xiggeenka , Alifleyda, Dableyda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo xaasaskooda Xuska Sanadguurada 74aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed 20 December 1943 awgeed oo ku beegan maalinta barri ah, Ciidanka Booliska waa laf dhabarka Bulshadda Soomaaliyeed” ayuu yiri Sarreeye guud  bashiir Maxamed

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, La-taliyaha arrimaha ciidanka Xoogga dalka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa xusay  in Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed uu ka shaqeynayey muddo aad u badan, uuna kasoo noqday Taliye xiggeen, islamarkaana  Saraakiisha Ciidanka Booliska uu ku yaqaano inay yihiin howlkar waqti adag iyaddoo lagu jiro  u dhabar adeegay siddii dalka loo xasilin lahaa.

Previous Post

Fursad Shaqo oo ka banaan Xafiiska Ra’isul Wasaaraha.

Next Post

Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo la diyaariyay

Next Post
Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo la diyaariyay

Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo la diyaariyay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In