Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawiro+ 40 shaqaalo oo ka socday Wasaaraddaha Dowladda oo tababar loogu soo xiray Nairobi

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Sawiro+ 40 shaqaalo oo ka socday Wasaaraddaha Dowladda oo tababar loogu soo xiray Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababar shan maalin ah u socday 40-Shaqaale oo ka kala socday agaasinka Qorsheynta ee Wasaaaraddaha Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa maantaย  lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Nairobi eeย  caasimada dalka Kenya.

Waxaana mudada uu socday ay ku qaateenย  hab-raaca samaynta qorshe istiraatiiji ah,casharidana waxaa ka mid ah ahaaย  udiyar garoobidda qoridda qarashaha,Dejinta nimaadka guud ee lagu qorayo qorshaha, Qiimeynta xaalka iyo marxaladaha dalka ka jira iyo Qeexidda arrimaha aasaasiga ee isiraatiijiga dalka horyaala,

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheyntaย  Dowladda Feraalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Aadan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Somaaliyeed ayaa sheegay in shaqaalaha mudada uu socday tababarka ay ka faaโ€iideysteen waxyaabo muhiim ah, isla markaana shaqaalaha kula dar daarmey in ay dhaqan galiyaan waxay barteen,

โ€œShaqaalaha wax ay muujiyeen dadaal aad u wanagsan oo ku aadan ka faaโ€iideysiga casharada muhiim ah waxayna soo bandhigeen aqoon aad u wanagsan oo ku saabsan horumarka dalka dhanka qorshaha qiiimeynta, sidoo kale waxaan aad u aragnay dalka Kenya istaaratjiida u degsan, qorshaha sida loo dajiyo iyo mustaqbalka somaaliya sida ay noqan doonta, waxayna sameyn doonan dajinta qorshaha danbe ee soo socda dalka.โ€ayuu yiri Agaasime C/qaadir.

Madaxa xafiiska barnaamijyada Somaaliya ee urur Gobaaledka IGAD Moges Ali ayaa tilmaamay in saraakiisha ka socday Dowladda Federaalka ay wax wayn ka badali doonan marxalada ย Somaaliya iyo wasaaraddaha ay ka kala socdaan.

โ€œMudada aan halka joognay waxaad muujiseen dadaal aad u wanaagsan oo ku sabasan sidii aad aqoontiina aad kor u qaadi lahaydeen waxaadna dadaal dheer galiseen sidii dalka somaaliya u guuleysan lahaa, wax badana ayaa hubaa in aad ka badali doontaa hayโ€addaha aad ka socataan, cashiro muhiim ah ayaadna qaadateen, IGAD Soomaaliya wax ay ka caawisaan arimaha Federaalka dhismaha Awooda shaqaalaha kala duwan ee Dowlada, waxana ย xigi doona tababare kale,โ€Ayuu yiri Moges Ali

Gabagabada tababarka ayaa shahoodooyin halkaasi lagu gudoonsiiyay Shaqaalahii ka faaโ€eedeystay Tababarka mudo shanta maalin socday.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Todobaadka

Next Post

Denjire Micheal Keating oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Finland

Next Post
Denjire Micheal Keating oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Finland

Denjire Micheal Keating oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Finland

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In