Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRO: Gudoomiyaha Gobolka Sh/dhexe oo kormeeray, Mashaariicna laga hirgaliyay Ka Jaray Dagmada Warshiiq

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
SAWIRO: Gudoomiyaha Gobolka Sh/dhexe oo kormeeray, Mashaariicna laga hirgaliyay  Ka Jaray Dagmada Warshiiq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellada dhexe Cali Cabdulaahi Guudlaawe iyo jy xigenadiisa ayaa xariga ka jaray mashaariic laga hirgaliyay dedgmada Warshiikh , kuwaasi oo kala ah Xarun Caafimaad ceel Biyood kawaan malaay, iyaga oo sidoo kale kormeeray Tuulooyin dhowr ah oo laga fuliyay Mashaariicdan

Gudoomiyaha dagmada Warshiiq Axmed Xuseen Shiidka ayaa sheegay in Mashaaricdan ay muhiim u ahaayeen noloshada dadka deegaanka isagoo u mahad celiyay hay’adaha DRC oo ka qeyb qaatay hirgalinta mashaaricdan iyo hay`adaha kale.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Gudoomiyaha Gobolka Sh/dhexe ayaa Bogaadiyay Mashaariicdan waxa uu sheegay in mashaariicdani ay muhiim u ahaayeen nolosha dadka dadka dagmada Warshiiq

‘ waxaan ku faraxsanahay mashaariicdani oo kala ah ceel biyood, xarunta hooyada iyo dhalaanka MCH kawaan malaay , waxaan leenahay dhamaan hay’adadii iyo bulshada deegaanka ee ka qeyb qaadatay wad mahadsatihiin waxaana ay ku timid amaanka ka jira deegaanada Gobolkan, mashruucyada waxa ka mid ah 14 ceelbiyood, xarun caafimaad,  iyo xarumo waxbarasho

Gudoomiyaha ayaa sido kale tilmaamay in maamulka gobolka ay diyaar u yihiin soo dhaweynta cidwalba oo ka shaqeynaysa hormarinta adeegyada Bulshada isagoo qeaxay qorshaha maamulka ee dhinaca adeega Bulkshada.

Mashaariicda laga fuliyay waxa ka mid aheed xarun caafimaad oo laga hir galiyay deegaanka qeyla weyne oo hoostaga warshiiq oo hooyada iyo dhalaanka loogu talagalay waxaana dadka deegaankaasi adeegyada caafimaad ay u doonan jireen Magaalada  Muqdisho oo 50 kilo mitir ka badan u jirto.

Mashaariicda waxa kale oo qeyb ka ahaa 14 ceelbiyood iyo xarumo waxbarasho oo lagu fuliyay wax ka yar hal sano  waxaana 75% ka taageeray dadka deeegaanka iyo maamulka Warshiiq Hay’adaha DRC, SIDA Swedan qeybna ka ah Mashruuca Wadajir Bulsho ee CDRS.

vlcsnap-2016-08-11-18h51m51s995 vlcsnap-2016-08-11-18h51m25s027 vlcsnap-2016-08-11-18h49m14s486 vlcsnap-2016-08-11-18h49m04s663

Previous Post

Deg deg Dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku yaala Muqdisho

Next Post

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Burburiyay Ceelal dadka Shacabka ah Biyaha ka cabi jireen

Next Post
Maxaa u sabab ah burburka Alshabaab?

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Burburiyay Ceelal dadka Shacabka ah Biyaha ka cabi jireen

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In