Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRO:- Madaxweynaha Puntland iyo weftigiisa oo Bandar-bayla loogu qabtay xalfad Sagootin ah.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
SAWIRO:- Madaxweynaha  Puntland iyo weftigiisa oo Bandar-bayla loogu qabtay xalfad Sagootin ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay xalfad lagu sagootinayey isaga iyo weftigiisa oo ku sugnaa mudo laba cisho ah  Bandar-bayla.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xaflada hadal ka jeediyey ayaa uga mahad naqay shacabka  Bandar Bayla sida wanaagsan ee ay u soo dhoweeyeen madaxweynaha iyo weftigiisa ee socdaal ka ku marayey degaanada gobolada Bari .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sidoo kale Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa sheegay in is ku tashiga Dawladda Puntland iyo shacabkeedu keenay  gumardka iyo gargaarka lagu caawinayey shacabka Soomaliyeed ee ku Soo hayaamay Degaanada , kaas oo ku yimi isku tashiga shacabka Puntland iyo dowladooda taasina ay ka turjumayso is jacaylka ummada Soomaliyeed iyo dhaqanka soo jireenka ah ee lagu yaqaaney.

Dhinaca kale bulshada iyo masuuliyiinta maamulka Bandar-Bayla  ayaa dhankooda uga mahad celiyey madaxweynaha iyo weftigiisa sida hagrasho la’aanta ah ee ay ugu heelan yihiin wax ka ogaanshaha xaalada dhabta ah ee ay ku sugan yihiin dadka reer guuraaga ah iyo degaanada fog-fog ee Dawladda Puntland.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo ka jawaabaya codsiga shacabka iyo muulmulka  Bandar-bayla waxaa uu ku dhawaaqay in la dhagaxdhigi doono waddo laami ah oo isku xidhidoonta bandarbayla iyo magaalada Qardho.

IMG_8010 IMG_8014 IMG_7979 IMG_7961 IMG_7936 IMG_7929

Previous Post

R.Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Tacsi u direy Ehellada Taliyihii Ilaalada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In