Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawiro : Magaalada Nairobi oo lagu soo dhaweeyay Wafdi ka socda Galmudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Sawiro : Magaalada Nairobi oo lagu soo dhaweeyay Wafdi ka socda Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweynayay wafdi uu horkacayay gudoomiyaha baarlamanka Dowlad gobaledka Galmudug mudane Cali Gacal casir oo howlo shaqo u jooga  Kenya, ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi.

Xaflada Soo dhawaynta ayaa waxaa soo qaban qaabiyay jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya, waxaana ka qayb galay Siyaasiyiin Aqoonyahano ururada haweenka, dhalinyarada iyo xubno kale oo matalayay qeybaha kala duwan ee bulshada kasoo jeeda deeganada Galmudug ee ku dhaqan magalada Nairobi.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Farxiyo Cabdulahi sheekh doon oo ka tirsan  baarlamanka galmudug oo ka mid ahayd xubnihii munasabada ka hadlay ayaa waxa ay sheegtay in deeganada Galmudug ay xiligan nabad yihiin isla markaana loo baahan yahay in loo midoobi hormarinta deeganada Galmudug.

Gudomiyaha Baarlamanka  Galmudug Cali Gacal Casir oo gaba gabadii munasabada qudbad dheer ka jeediyay ayaa waxa uu ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay galmudug isagoona ugu baaqay jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan kenya inay garab istaagaan dowlad gobaleedka Galmudug.

IMG_9628IMG_9624
IMG_9628

IMG_9511

IMG_9534

IMG_9576

IMG_9580

Previous Post

Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo Xabsiga dhexe Kormeeray “SAWIRO”

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In