Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

SAWIRO: Taliyaha Ciidanka Asluubta  oo  xaflad casho ah usameeyay Ciyaartooyda kubadda cagta ee Galmudug.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
SAWIRO: Taliyaha Ciidanka Asluubta  oo  xaflad casho ah usameeyay Ciyaartooyda kubadda cagta ee Galmudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Casho sharaf aha ayaa xalay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) waxa uu usameeyay Ciyaartooyda Galmudug, taa uu ciyaartooyda ugu sameeyay dhiira galin balaaran.

Xaflada ayaa waxa kasoo qeyb galay Wasiiro ka tirsan xukumada federaalka ee Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug waxa kaloo marti sharafta kamid ahaa Xeer ilaaliyaha qaranka iyo Taliyaha  Hay’adda Sirdoonka iyo Nabdsugida Qaranka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyaha ayaa ciyaaryahanada Galmudug urajeeyay guul inay kasoo hooyan ciyaarta ugu soo horeysa ay ciyaari doonan iyo dhamaan inta Koobka gobollada dalka usocdo.

S/Gaas Bashiir Goobe ayaa wuxuu kaloo u hambalyeyay Taliyaha Cusub ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka, General Cabdulaahi Gaafoow oo Golaha Wasiirada ay u si buuxda Xilkaasi ugu Magacaabeen.

20160716_215652 (1) 20160716_215652 20160716_215654 20160716_215655 20160716_215706

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Sameysaneysa Maraakiib ilaalisa Xeebaha Dalka +SAWIRO

Next Post

Mareykanka oo ugu baaqay dowladda Turkiga in ay xaaladda dejiso

Next Post
Mareykanka oo ugu baaqay dowladda Turkiga in ay xaaladda dejiso

Mareykanka oo ugu baaqay dowladda Turkiga in ay xaaladda dejiso

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In