Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

SAWIRO: Xaflad Casho sharaf ah oo loo sameeyay Ciyaartooydda Goboladda Hiiraan & Sh/Dhexe.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Ciyaaraha
0
SAWIRO: Xaflad Casho sharaf ah oo loo sameeyay Ciyaartooydda Goboladda Hiiraan & Sh/Dhexe.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaaladda Muqdisho ayaa xalay Casuumaad casho sharaf ah loogu sameeyay Ciyaartooyda Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo ka qeyb galaaya Tartanka  Ciyaraha Goboladda Dalka,  Casuumaadaas uu u sameeyay Agaasimaha Waaxdda Cashuuraha Beriga ee wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Muxudiin Maxamed Jurus.

Munaasabadaan oo ahayd mid si wanaagsan u dhacday ayaa waxaa ugu horeyn halkaasi ka hadlay xoghayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nosoj maxamed Ibraahim Macalimuu oo sheegay in ay munasabadaan Casuumaadda ay tahay mid lagu soo dhaweynaayo kaalinta wanaagsan iyo guusha ay soo hooyeen ciyaartodda ku ciyaareysay magaca Goboladda Hiiraan iyo shabeelaha dhexe oo uu xusay in ay u soo gudbeen Tartanka Semifinalka

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Agaasimaha waaxdda cashuuraha Beriga ee Wasaaradda Maaliyadda Md Muxudiin Jurus ayaa sheegay in uu siweeyn u soo dhaweynaayo Guusha ay soo hooyeen Ciyaartoydda Goboladda Hiiraan iyo shabeelaha dhexe waxaana uu xusay in ciyaartoydda ay lama huraan tahay in la dhiirigeliyo si muraalkooda kor loogu qaado, waxaana uu halkaasi ku gudoonsiiyay macalinka hogaaminayay Ciyaartoydaasi abaalmarin Lacageeyd oo dhan 1000 Doolar , isagoo sidoo kalana sheegay in haddii ay ciyaarttaan tan xegta hadii ay guuleystaan uu ku abaalmarindoono lacag dhan 2000 Kun oo doolar.

Ciyaartooydda Goboladda Hiiraan iyo  Shabelaha dhexe  ee ka qeeybqaadanaaya Tartarka Ciyaaraha Goboladda dalka ee haatan sida habsamidda leh uga soconaya Magaaladda Mugdisho  ayaa ku soo baxay Tartarka ugu dambeeya ee Semifinalka

Xulka Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa la ciyaari doono kulanka Semi finalka ah xulka maamul Goboleedka Puntland Iyadoo sidoo kalena ay wada ciyaari doonaan xulka ciyaartoydda Gobolka Banaadir iyo Jubbaland.

1-2-3-4-5-6-4-5-6-

Previous Post

Qarax miino oo lagu Dilay Suxufi Caan ah

Next Post

Madaxwaynaha dalka oo kormeer ku tagay Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle oo ciidamo Tababar uga socdo

Next Post
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida G/Sarre Cabdulqaadir Xaaji Maxamed

Madaxwaynaha dalka oo kormeer ku tagay Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle oo ciidamo Tababar uga socdo

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In