Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawiro:Qunsuliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Cadan oo Qaxooti Soomaaliyeed Dib usoo Celineyso.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Sawiro:Qunsuliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Cadan oo Qaxooti Soomaaliyeed Dib usoo Celineyso.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Qunsuliyada Guud ee Caden oo  oo sii ambaqaadaysa dadaaladeeda ku aadanaa  badbaadinta    qaxootiga Soomaaliyeed ee wali ku xaniban  dalka yemen oo ay wali ka socdaan   dagaalo  sokeeye tan iyo horaantii 2015 , ayaa ku guulaysatay in iyada oo  kaashanaysa hayadda Qaxootiga Qaranka Soomaaliyeed ‘  IOM iyo Hay’ada Malik Salmaan in diyaarad looga soo qaadi doono magaalada caden  qaxooti gaaraya 152 qofood oo isugu  jira qoysas wata caruur ,  dad waawayn iyo bukaan , lana soogaarsiin doono   magaalada Muqdisho maalinta Talaadada oo ku beegan 17Janayo 2017. Kuwaas oo ku xanibnaa magaalada Caden mudo dheer.
Qoxootigan lakenayo magaalada muqdisho ayaa   badankoodu ka soo jeedaan gobolada koofureed  ee soomaaliya .  Waana qaybtii 2aad oo laga soo qaado cadan oo lasoogaarsiiyo Soomaaliya , horaantii Nov 2016 ayey ahayd markii dooni ay soo kiraysay IOM ay ka sooqaaday magaalada Caden  qaxooti gaaraya 180 qoys  lana soo gaarsiiyey dekeda Berbera.
Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya cadan mudane Axmed Cabdi Xassan Axmed Suudaan ayaa si gaar ah uga mahad celiyey dhinacyadii  ka qayb qaatay suurto galinta  barnaamijka lagu samata bixinayo  qaxootiga soomaaliyeed ee wali ku xaniban dalka yemen  una baahan in loo fidiyo gurmad badbaadin,  isagoo sheegay inay jsii wadi doonaan dadaalada loogu celinayo  qaxooti soomaaliyeed oo wali jooga dalka yemen una baahan in loo fidiyo gargaar .
1486674_611566112264804_2133711999_n 1798492_611790105575738_620305773_n 10152425_612190075535741_4472318672060094393_n 10173773_611971255557623_1368538877_nphotosudaani 2 sudaani 3 suudaani
Previous Post

Maamulka Degmada Xudur oo codsaday in la gargaaro Dadka abaaraha Saameeyeen.

Next Post

​Jaaliyada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa kulan xogwareysi ah la qaatay wasiirka Cadaalada Dastuurka iyo arimaha diinta ee Jubbaland.

Next Post
Wejigii Saddexaad ee doorashooyinka Aqalka hoose Jubbaland oo Maanta lasoo gabagabeeyay

​Jaaliyada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa kulan xogwareysi ah la qaatay wasiirka Cadaalada Dastuurka iyo arimaha diinta ee Jubbaland.

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In