Friday, November 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro+ Boqolaal ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku xanniban Liibiya oo isu diiwaan geliyay inay ku soo laabtaan Dalkooda

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Sawirro+ Boqolaal ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku xanniban Liibiya oo isu diiwaan geliyay inay ku soo laabtaan Dalkooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa illaa iyo hadda la diiwaan galiyey ย 230-dhallinyaro ah oo Sanado badan ku xirnaa xabsiyo kala duwan oo ku yaalo waddanka Liibiya, ย dhalintan ayaa diyaar u ah in lagu celiyo wadankooda hooyo.

Cali Siciid Fiqi safiirka Midawga Yurub ee Soomaaliyaย  kana ย mid ah Ergada dawladda Soomaaliya ย u wakiilatay arrimaha soo celinta dhalinyarada dibadda ku xiran ayaa sheegay in todobaadka soo socodo ay dalka ku soo celinayaan qaybta ugu horraysa, iyaga oo kaashanaya hayโ€™adda muhaajiriinta ee IMO.

Related posts

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

November 20, 2026
๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Horay dowladda Soomaaliya laba jeer ย ayay dalka Liibiyaan kaga keeneen ย Soomaali ku dhibaateysanaa xabsiyada waddankaasi, wadamada Seychelles India & Ethiopia ayaa kamid ahaa waddamada kale ee laga keenay Soomaali ku xirnaa xabsiyada dalalkaasi,

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirto sidii ay u soo celin laheyd Soomaalida ku dhibaateysan waddamada caalamka haba ugu darnaate waddanka Liibiya oo dowlad aan awood badaneen ka jirto tan iyo markii xilka laga tuuray Qadafi taasi oo sabab u noqotay in lagu dhibaateeyo Muhaajiriinta nolosha u raadinaya Yurub oo ay Soomaalida kamid tahay.

Previous Post

Sawirro+Raโ€™iisul wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shirka Billaha ah ee looga hadlo Mashaariicda horumarineed ee Dalka

Next Post

Ciidanka Amniga Caasimadda oo Suuqa Bakaaraha ku khaarijiyay 2 ka mid ah Al-shabaab

Next Post
Ciidanka Amniga Caasimadda oo Suuqa Bakaaraha ku khaarijiyay 2 ka mid ah Al-shabaab

Ciidanka Amniga Caasimadda oo Suuqa Bakaaraha ku khaarijiyay 2 ka mid ah Al-shabaab

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo Oslo kaga qeybgalay kulamo muhiim ah

November 20, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kaga qeyb galay kulamo...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐ฐ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

November 20, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa si weyn uga dooday, goโ€™aannana kasoo saaray...

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Marwo Gemma Tanner

November 20, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan kula yeeshay Marwo Gemma Tanner, Ku-xigeenka Madaxa arrimaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada

Guddoomiyaha SoDMA oo Antalya kula kulmay Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada

November 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga, oo uu ka socdo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In