Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro: Degmooyinkii ku guuleystay kaalimaha hore ee tartankii Ramadaanka oo la abaal-mariyey

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Sawirro: Degmooyinkii ku guuleystay kaalimaha hore ee tartankii Ramadaanka oo la abaal-mariyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta lasoo gaba-gabeeyay tartan cilmiyeedkii bishii barakeysneed ee Ramadaan ka baxay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, iyadoo abaal marinadii ay muteysteen la guddoonsiiyey degmooyinkii guuleystay ee soo galay kaalimaha kow ilaa seddax.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Senator Cusmaan Abokor Dubbe, masuuliyiinta warbaahinta Qaranka, masuuliyiin ka socotay Bangiga IBS oo taaba geliyey tartankii Ramadaanka, xubno metelayey degmooyinka guuleystay iyo marti sharaf kale ayaa kasoo qeyb galay munaasabad maanta ka dhacday Hotelka Safaari ee magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Guuleystayaasha tartan cilmiyeedkii sanadkaan ayaa kala ahaa degmooyinka Buulo-burde oo gashay kaalinta koowaad, Marka oo gashay kalinta labaad iyo Kismaayo oo gashay kaalinta sedaxaad.

Tartamayaasha degmada gashay kaalinta 1-aad ee Buulo-burde ayaa la guddoonsiiyey lacag $1,500 oo dollar ah, tartamayaasha degmada Marka oo gashay kaalinta 2-aad ayaa la guddoonsiiyey $1,000 dollar, halka tartamayaashii degmada Kismasyo oo soo gashay kaalinta 3-aad la guddoonsiiyey lacag dhan $500 oo dollar.

Wasiir Dubbe iyo madaxda Bangigga IBS ayaa maanta ku wareejiyey abaal-marintii ay muteysteen tartamayaashii degmooyinkaas.

Hoos ka eeg sawirradii xafladda abaal-marinta:

Previous Post

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka XFS oo kulan la qaadatay Wafdi ka socday Hay’adda Qatar Charity

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland Oo Kulan La Qaatay Barakacayaal ku sugan Dhoobley

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland Oo Kulan La Qaatay Barakacayaal ku sugan Dhoobley

Madaxweynaha Jubbaland Oo Kulan La Qaatay Barakacayaal ku sugan Dhoobley

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In