Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Xulashada

Sawirro:-Machadka Tababarka Xujeyda Ee SAFA Oo Bilaabay Duruus Ay Siinayaan Xujeyda Soomaalyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Xulashada
0
Sawirro:-Machadka Tababarka Xujeyda Ee SAFA Oo Bilaabay Duruus Ay Siinayaan Xujeyda Soomaalyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabdan lagu daah-furayay tababarย  ku saabsan sida xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan gudanaya Muusimka Xajka loo bari lahaa Gudashada Waajimaadka iyo Acmaasha Xajka, oo uu soo qabanqaabiyay Machadka tababarka Xujeyda ee SAFA, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Tababarka oo socondoono muddo labo todobaad ayaa Xujeyda lagu bari doonaa Shuruudaha iyo waddooyinka u sahlaya gudashada Waajibaadka Xajka ee looga baahanyahay Xaajiga, iyadoo munaasibaddana ay ka qeybgaleen Culimaaโ€™udiin iyo qaar kamid ah Xujeyda Sanadkaan Gudaneysa Waajibaadka Xajka.

Related posts

Tiigsigii wuu taabbo-galayaa

Tiigsigii wuu taabbo-galayaa

October 20, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

January 14, 2024

Sh Cabdulxayirย  Aadan, oo kamid ah Culimada ka hadashay Munaasibadda ayaa ku boorriyay Xujeyda in ay bartaan Arkaanta Xajka.

โ€ Xujeyda wax la barayo waaย Acmaashaย ugu waa wayn ee laga rabo Xaajiga, marka waxa la barayo waa tusaale โ€œMithaalโ€, waana fursad qaali ahย  marka dadka xujeyda ahย ama sii xajiyna waa inaa ay xoogga saaran barashada Shuruudaha xajkaโ€ ayuu Yiri Sh Cabdulxayir.

Sh Shariirย Cabdulraxmaan culusoow, oo ayaa mahadceliyay Culimada ka shaqeysan fursadda wanaagsan ee la siiyay Xujeyda Soomaaliyeed, wuxuuna Xusay in culimada Waqti badan ay soo baranayeen Waajibaadka Xajka, balse hadda maanta Xujeyda ay heleen muddo gaaban oo si ficil ah Culimadu ugu barayaan Waajibaadka Xajka.

โ€œCulmada marka ay soo barayeen Cilmigaan mudo dheer, marka culamada soo qaban qabanqaabisay dowradan wax ay doonaya waaย in ayย muddo gaabanย si camali ah ay ku baraan Xujeyda, waana fursad lagu barayoย wixii arkaam ah ee looga baahanyahay Xaajiga, markaย waa in aad xoogga saartaanโ€ Ayuu yiri Sh Culusoow.

Guddoomiyhaย Machadka Tababarka xujeyda ee SAFA, Sh Maxamuud Sh Ibraahiimย Suuley, ayaa Xujeyd Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay xoogga saaran barashada diinta islaamka, isla markaanaย u duceeyay dadkaย uu alle u fududeeyay in sanadkaan ay soo gutaan Waajibaadka Xajka.

โ€œdadka sanadka aadaya xajka waxaan leenahay Alle ha idinka Aqbalo Xajka aad soo gudaneysaan hana idiin fudeeyo, kuwa niyaddooda ay ku jirto in Xajiyaana alle ha u aqbalo, dar daaranka waxaan adkaynayaa wax walbo waxay u baahan yahiin barasho, sidaas ayaa nagu kaliftay in aan xujeyda ka caawino tuusaalooyinka u sahlayo in ay si sax ah u gutaan Acmaasha Xajka, si ay uga fogaadaan wax kasta oo qalad u keeni kara gudasha waajibaadka Xakjaโ€ ayuu yiri Sh Suuleey.

Macadka Tabarkaย Xujeyda Ee SAFA, ayaaย Sanadkii labaad si lacag laโ€™aan wax loogu barayaa Xujeyda Soomaaliyeed ee dooneysa in ay gutaan Waajibaadka Xajka, iyadoo duruusta lagu bixinayana ay ka faaโ€™ideysanayaa boqolaal Xujey ah oo ka kala yimid magaalada Muqdisho iyo goballada dalka Soomaaliya.

IMG_4812IMG_4813IMG_4815IMG_4818IMG_4821IMG_4824IMG_4828IMG_4829IMG_4831IMG_4832IMG_4836IMG_4840IMG_4844IMG_4845IMG_4861IMG_4864IMG_4867IMG_4874IMG_4889IMG_4891IMG_4893IMG_4899IMG_4903IMG_4916IMG_4921IMG_4922IMG_4923IMG_4924IMG_4927IMG_4941IMG_4954IMG_4956IMG_4966

Sawir Qaade: Farxaan Suleyman Daahir.

Previous Post

Gudoomiyeย Guudlaawe ooย ย sheegay in amniga Jowhar la adkeeyay, madaama lagu qaban doono shirka ย maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Next Post

Ururka Iskaashiga Islaamka oo soo dhaweeyay Jadwalka Doorashada Soomaaliya

Next Post
Ururka Iskaashiga Islaamka oo soo dhaweeyay Jadwalka Doorashada Soomaaliya

Ururka Iskaashiga Islaamka oo soo dhaweeyay Jadwalka Doorashada Soomaaliya

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026
0

Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...

Hayโ€™adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hayโ€™adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In