Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRRO: Ray’sul Wasaare Khayre oo gaaray Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
SAWIRRO: Ray’sul Wasaare Khayre oo gaaray Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa soo gaadhay magaalada Dooxa ee dalka Qadar, halkaas oo uu uga qeyb galayo shirka Doha Forum oo berri ka furmaya Hotelka Sheraton ee magaalada Dooxa.

Wafdiga oo si meeqaam sare ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Dooxa ayaa waxa kamid ahaa dadkii soo dhaweeyey Wasiiru dawlaha Arrimaha Dibadda Waddanka Qadar Suldaan Bin Sacad Al-Maraykhi, Sii hayaha Safaaradda Qadar ee Soomaaliya Xassan Bin Xamza, Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Qatar Mudane Cumar Idiris, iyo Safiirka Soomaaliya u Fadhiya waddanka Ciraaq.
 
Wafdiga uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare Khayre oo ay kamid yihiin Wasiirka Amniga iyo Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa Sidoo kale lagu wadaa inay Kulamo kala duwan la qaataan Madaxda Dawaladda Qatar.
Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Kulan looga hadlayey xoojinta amniga Gobolka Banaadir oo Muqdisho lagu qabtay” SAWIRO”

Next Post
Kulan looga hadlayey xoojinta amniga Gobolka Banaadir oo Muqdisho lagu qabtay” SAWIRO”

Kulan looga hadlayey xoojinta amniga Gobolka Banaadir oo Muqdisho lagu qabtay” SAWIRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In