Waxaa caawa magaalada Muqdisho dib uga bilaawday shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, kadib maalin nasiino ah oo madaxdu ay kala maqnaayeen.
Xafiiska Raโiisul wasaaraha oo war kooban ka soo saaray ajendaha shirka caawa ayaa shaaciyey in laga hadli doono โdhammeystirka, hufnaanta iyo amniga doorashooyinka dalka.
โMadaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Raโiisul Wasaare Maxamed Xuseen Roobleย ayaa caawa shir ku leh magaalada Muqdisho, kaas oo qeyb ka ah wada xaajoodyadooda ku saabsan dhammeystirka, hufnaanta iyo amniga doorashooyinka dalka,โ ayaa lagu yiri qoraalkan ka soo baxay xafiiska Raโiisul Wasaare Rooble.













