Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Sawirro”Dibadbax looga horjeedo xayiraadda xawaladaha Mareykanka oo Muqdisho ka dhacay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka, Xulashada
0
“Sawirro”Dibadbax looga horjeedo xayiraadda xawaladaha Mareykanka oo Muqdisho ka dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dibad baxan maanta lagu qabtay fagaaraha Taallada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururada bulshada Rayidka ee gobolka Banaadir, Midowga Ardayda Soomaaliyeed iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, waxaana ka qeyb galay boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid degmooyinka gobolka.

Dadweynaha ka qeybgalay banaanbaxan ayaa waxaa ay wateen boorar ay ku xardhanaayeen erayo ay uga soo horjeedaan talaalabada dowladda Mareykanku ay ku joojisay xawaaladaha Soomaalida ee ka howlgali jirey gobolada kala duwan ee dalkaasi.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Guddoomiyaha maamulka degmada Boodheere oo boqolaalkii dadweynaha ahaa kula hadlay goobta dibadbaxa uu ka dhacay ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan joojinta shirkadaha xaawaladaha Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay.

Ugu dambeyntii Cabdi Abshir Dhoore oo ah Agaasimaha Rugta ganacsiga iyo Warshadaha ayaa goobta ka akhriyay qoraal  dowladda Mareykanka lagaga dalbanaayo in ay xawaaladaha Soomaalida mar kale u ogolaato in ay u adeegaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha wadanka isla markaana noloshoodu ku tiirsaneyd lacagaha laga soo diro dalka dibadiisa gaar ahaan Mareykanka.

Tan iyo markii dowladda Mareykanka ay ku dhawaaqday in la joojiyo xawaaladaha ayaa waxaa isa sii taraya qeylo dhaanta ka soo yeeraysa dalka iyo dibadiisa taas oo ku aadan dhibaatada ka dhalan karta talaabada dowladda Mareykanka ay ku joojisay lacagaha Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka ay u soo diraan eheladooda ku nool geeska Afrika.

DSC06965 DSC06973 DSC07019 DSC07042 DSC07047 DSC07049 DSC07087 DSC07091 DSC07113 DSC07126 DSC07131 DSC07140 DSC07148
DSC06967

DSC06978

DSC07073

DSC07116

DSC07171

DSC07175

DSC07193
Sawir-Qaade:.Farxaan Suleyman Daahir
 
Previous Post

Guddoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Oo Sheegay In Door Muuqata Ay Ka Qaataan Dadaalka Horumarineed Ee Ka Socda Beledweyne

Next Post

Ergadii kaqeybgashay shirka Afka Soomaaliga oo maanta soo booqday wasaaradda warfaafinta “Sawirro”

Next Post
Ergadii kaqeybgashay shirka Afka Soomaaliga oo maanta soo booqday wasaaradda warfaafinta “Sawirro”

Ergadii kaqeybgashay shirka Afka Soomaaliga oo maanta soo booqday wasaaradda warfaafinta "Sawirro"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In