Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergadii kaqeybgashay shirka Afka Soomaaliga oo maanta soo booqday wasaaradda warfaafinta “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ergadii kaqeybgashay shirka Afka Soomaaliga oo maanta soo booqday wasaaradda warfaafinta “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergadii kaqeybgalay shirkii looga hadlayay horumarinta afka Soomaaliga ayaa maanta kormeer ku yimid xarunta wasaaradda warfaafinta ee magaalada Muqdisho iyagoo halkaas kulan kula yeeshay wasiirka wasaaradda warfaafinta,hidaha iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo howl_wadeenada wasaardda.

kulankan ayaa looga hdlay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda uu hadda afkeenu ku suganyahay iyo horumarintiisa iyadoo lagu ballamay in wasaaradda oo kaa shaneysa warbaahinta Qaranka ay qeyb weyn ka qaadato si uusan u dabar go,in.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Gudigan oo ka kooban khubaro afka Soomaaliga iyo wariye_yaal muddo dheer kasoo shaqeynayay Radiomuqdisho intii ay jirtay dowladii kacaanka ayaa sidoo kale booqday qeybaha ay warbaahinta qaranku ka koobantahay gaar ahaan Tvga Qaranka,Radiomuqdisho iyo xarunta keydinta hadalka ooo taariikh badan oo Soomaaliya ay leedahay ku keydsantahay.

Intaa kadib ayaa gudigan waxa ay ka qeybgaleen Barnaamij gaar ah oo ku saabsan taariikhda afkeena hooyo iyo marxaladihii uu soo maray intii aan la qorin kahor iyo  markii la qoray kadiba kaasoo ka baxaya tvga Qaranka iyo Radiomuqdisho.

Wasiirka warfaafinta mudane Maxamed  Cabdi Xayir Maareeye ayaa dhankiisa ballan qaaday inuu gacan weyn ka geysan doono badbaadinta afkeena hooyo islamarkaana uu dadaal ku bixin doono sidii wacyigelin ku aadan arinkaasi joogto looga sii deyn lahaa warbaahinta Qaranka qeybaheeda kala duwan iyo tan gaarka loo leeyahay intaba.

 

DSC07213 DSC07217 DSC07230 DSC07237 DSC07238 DSC07246 DSC07253 DSC07254 DSC07255 DSC07256 DSC07258 DSC07259 DSC07260 DSC07265 DSC07266 DSC07268 DSC07272 DSC07274 DSC07287 DSC07288 DSC07290 DSC07291 DSC07293 DSC07296 DSC07298 DSC07299 DSC07301 DSC07302 DSC07307 DSC07308 DSC07310 DSC07311 DSC07312 DSC07314 DSC07315

Sawir-Qaade:.Farxaan Suleyman Daahir

Previous Post

“Sawirro”Dibadbax looga horjeedo xayiraadda xawaladaha Mareykanka oo Muqdisho ka dhacay

Next Post

Bashiir Diiriye Shariif oo isku sharaxay hogaanka maamulka gobollada dhexe”Sawirro”

Next Post
Bashiir Diiriye Shariif oo isku sharaxay hogaanka maamulka gobollada dhexe”Sawirro”

Bashiir Diiriye Shariif oo isku sharaxay hogaanka maamulka gobollada dhexe"Sawirro"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In