Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharax Eng.Axmed Macalin Fiqi oo magaalada Gaalkacyo si weyn loogu soo dhaweeyay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah musharixiinta u taagan qabashada maamulka la filayo in laga hirgeliyo gobollada Mudug iyo Galguduud ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kadib markii uu ka ambabaxay magaalada Muqdisho.

Musharax Fiqi ayaa markii uu garoonka ka degay waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay odayaal,haween,dhalinyaro iyo mas,uuliyiin katirsan maamulka Galmudug iyadoo intaa kadibna munaasabad lagu qabtay gudaha magaaladaasi uu kula hadlay boqolaal kamid ah dadka reer Galmudug kuwaasoo taageersan musharaxnimadiisa.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Munaasabadad soo dhaweynta Amb.Fiqi ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay wasiirkii hore ee arrimaha gudaha iyo amniga maamulka Galmudug Axmed Maxamuud Xassan Baasto oo sheegay in mas,uulkani yahay halyeey howlo badan usoo qabtay dalka iyo dadka Soomaaliyeed gaar ahaan ka xoreynta argagaxisada ee magaalada Muqdisho iyo gobollada kuyaala koonfurta qaarkood.

Mudane musharax Axmed Macalin Fiqi ayaa khudbad uu kula hadlayay dadka ku nool gobollada dhexe waxa uu ka jeediyay munaasabadiisa isagoo balalan qaaday in dadku ay dareemaan isbedel dhanka amniga ah iyo horumarin ay u simanyihiin dhamaan degmooyinka iyo gobollada hoos imaanaya maamulka la dhisi doono.

Dhinaca kale Axmed Macalin Fiqi ayaa ugu baaqay musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee maamulka gobollada dhexe inay yeeshaan iskaashi ku aadan in aanan khlalaase ka dhicin deegaanada inta ay socdaan shirarka maamulka mideysan loogu dhisayo Mudug iyo Galguduud.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in gobollada dalkeena laga hirgeliyo nidaamka federaalka oo ku qoran dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya waxaana la filayaa in maamulkan uu ka mid noqdo dowlad goboleedyada hoos yimaada dowladda federaalka Soomaaliya

gaani

4

6

 

14

5

13

11

12

 

10

 

 

 

16 1 2 3  7 9      15

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Previous Post

Kulan Lagu Taageerayay Maamulka Loo Sameynayo Gobolada Dhexe Oo Dedmada Balanbal Lagu Qabtay

Next Post

Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo Nairobi Ku Qabtay Munaasabad Ay ugu Diyaar Garobayeen Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH “Sawirro”

Next Post

Culumaa'udiinka Ahlu Sunna oo Nairobi Ku Qabtay Munaasabad Ay ugu Diyaar Garobayeen Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH “Sawirro”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In