Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Sawirro” muuqaal-Wasiirka cusub ee haweenka oo xilka la wareegtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
“Sawirro” muuqaal-Wasiirka cusub ee haweenka oo xilka la wareegtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani oo ah mid ay xilka kula  wareegeysay wasiirka cusub ee wasaaradda haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka islamarkaana ay ka qeyb-gashay  wasiirkii hore ee wasaarada haweenka iyo xaquuqda aadanaha ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho ayadoo  munaasabadaasi ay kasoo qeyb galeen  qaar kamid ah xildhibaanada barlamaanka  Soomaaliya ku-xigeenka xer-ilaaliyaha guud ee qaranka, wakiilo kasocda hanta-dhowrka guud ee qaranka iyo xubno kale.

Ugu horeyntii waxaa xaflada ka hadashay wasiirkii hore ee wasaaradda Khadiijo Maxamed Diiriye waxaana ay sheegtay in guulo badan la gaaray intii ay xilka heysay in kastoo qoraal ahaan ay u gudbisay waxyaabihii qabsoomay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xoghayaha guud ee gudiga xaquuqul insaanka ee baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Ugaas Bishaar Ibrraahim oo  ka qeyb_galay munaasabada ayaa ugu baaqaya ururada bulshada iyo wasaaraadda haweenka in ay la shaqeeyaan wasiirka cusub ee wasaaradaasi.

Ugu dambeyntii waxaa munaasabadaasi ka hadashay wasiirka cusub ee wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar oo u mahad celisay wasiirkii hore wasaarada haweenka Khadiijo waxaana ay sheegtay inay dadaal dheeraad ah u geli doonaan sidii haweenka Soomaaliyeed looga horumarin lahaa dhinacyada waxbarashada iyo difaaca xuquuqdooda.

DSC00796 DSC00801 DSC00807 DSC00829 DSC00862 DSC00870 DSC00879

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo tacsi ka diray geerida hooyada dhashay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid

Next Post

Xafladda ku dhawaaqista Jaamacadda SKY oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xafladda ku dhawaaqista Jaamacadda SKY oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Xafladda ku dhawaaqista Jaamacadda SKY oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In