Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 weeks ago
in Wararka
0
Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad ee Biyo dhaaminta 50 Booyadood oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu sameyeen ee ku nool deegaanno ka tirsan Gobalka hiiraan.

Biyo dhaamintan maanta Laga daah furay deegaanka Maroodile ayaa waxaa Ka faa’ideystay shacabka iyo Xoolaha ay abaaruhu sameyeen ee kunol deeganka Maroodile iyo tuulooyinka Hoos yimaado Kuwaas oo si weyn ay u saameysay abaarta daran ee ka jira Dalka.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Hey’adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa mudooyinkii dambe Biyo dhaamin usameynaysay Qoysaska ay abaaruhu sameyeen ee kunool Gobolada Hiiraan iyo Bakool si dadka iyo duunyada ay uhelaan biyo Nadiif ah oo wax un ka qabta baahidooda biyo La’aaneed.

Madasha lagu daah furayay Wajiga labaad ee Biyo dhaamintaan ka timi Sanetor Xasan Kobac waxa Kusugna oo ka Hadlay una mahad Celiyay Sanatorka

1Sheekh Cabdulaahi.

2= Sheekh Aadan

3= Nabadoon Muxumed Xasan Ibraahim iyo

4= Barre Cali Dheere oo kamid ah guddiga Deegaanka Marodile

Ugu dambeyn waxaa isna goobta ka hadlay Ibraahin Cabdi Muxumed oo ku hadlayay Afka Hey’adda Kobac Foundation oo Biyahan ugu deeqay dadka Deegaanka, isagoo sheegay in Dadaaladan Biyo Dhaaaminta Iyo u gargaaridda Dadka abaaraha ay saameeyeen ay ka go.antahay Hay’adda

Previous Post

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In