Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shabaab oo sumeeyay ceelal ku yaala deegaanka Ceel-baraf ee G/Sh/Dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shabaab oo sumeeyay ceelal ku yaala deegaanka Ceel-baraf ee G/Sh/Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadka deegaanka Ceel-baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay iney ka war heleen maleeshiyada Al-shabaab xalay iney sumeeyeen Ceelashii ay Biyaha ka cabi jireen dadka halkaasi ku nool.

Dadka deegaanka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in xalay saqdii dhexe maleeshiyaadkaasi ay sumeeyey ceelasha biyaha ee ku yaala deegaanka Ceel-baraf ee gobolka Sh/Dhexe, si ay u dhibaateeyaan dadka rayidka ah iyo sidoo kale xoolaha oo ceelashaasi ka biya caba.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Arintaan ayey dadka deegaanku ogaadeen kadib markii maleeshiyaad kale oo ka tirsan Al-shabaab ay dadka ku soo war galiyeen in ceelasha la sumeeyey oo falkaasi ay ka dambeeyeen maleeshiyada Al-shabaab.

Taasi ayaana keentay in dadka deegaanku ay is war galiyaan isagana digaan in biyo laga cabo ceelasha maleeshiyaadka Al-shabaab ay sumeeyeen.

21-kii bishii aynu soo dhaafnay ee October ayaa maleeshiyada Al-shabaab waxa ay miinooyin ku qarxiyeen ilaa iyo labo ceel oo ku yaala isla deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe, si dadka deegaanka iyo xooluhuba aaney biyo uga cabin.

Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa waxay horey u gubeen Deegaanno fara badan oo kamid ah gobolka Galgaduud  kuwaas oo ay ka mid ahaayeen bud-bud, Galcad,  iyo kuwa kale oo badan

Falkaan ayaa qeyb ka ah dhibaatooyinka xad dhaafka ah ee maleeshiyaadka Shabaab ku hayaan bulshada Soomaaliyeed ee abriyada ah.

Previous Post

Xarun lagu xanaaneeyo agoonta oo laga hirgelinayo Cabuudwaaq+Sawirro

Next Post

Wararkii ugu danbeeyay Qaraxii Cawa ka dhacay Taalada Sayidka+Sawirro

Next Post
Wararkii ugu danbeeyay Qaraxii Cawa ka dhacay Taalada Sayidka+Sawirro

Wararkii ugu danbeeyay Qaraxii Cawa ka dhacay Taalada Sayidka+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In