Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shacabka Kenya oo loogu baaqay in laamaha ammaanka ay kala shaqeeyaan la-dagaallanka Alshabaab

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Shacabka Kenya oo loogu baaqay in laamaha ammaanka ay kala shaqeeyaan la-dagaallanka Alshabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirar looga hadlayo ammaanka iyo sidii meel qura looga soo wada wada jeesan lahaa Dowladda iyo Shacabka Kenya ayaa waxay ka socdaan qeybo ka mid ah Gobolka Waqooyi Bari ee ay Soomaalidu degto.

Guddoomiyaha Ismaamulka Mandheera, Cali Ibraahim Roba, ayaa faah-faahin ka bixiyay qodobbadii kasoo baxay kulan Shalay ka dhacay halkaasi oo looga hadlayay ammaanka iyo ka hortagga Argagixisada.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026

Guddoomiyaha oo Warbaahinta la wadaagay qodobbadii kasoo baxay kulanka ayaa sheegay in ay ka Dowlad ahaan xoojin doonaan ilaalinta xadka ay Soomaaliya la wadaagaan, lana kordhin doono kormeerka xagga ammaanka ah ee ay Ciidamadu samaynayaan.

Mr; Roba, ayaa sidoo kale sheegay in la xoojinayo xiriirka ka dhexeeya Shacabka iyo Askarta, lana joogteeynayo kulamada xagga ammaanka, iyadoo la samayn doono Boliis keyd ah oo tababaran, Dad soo gudbiya xogta Al-Shabaab iyo in Ardayda Iskuullada lagu bari doono dhibaada Argagixisada.

Guddoomiye, Cali Ibraahim Roba , ayaa sheegay in ay Bulshada iyo maamulku isla go’aansadeen in ay mas’uuliyad wadareed buuxa iska saaraan sugidda nabad-gelyada Dalka.

Dhowaan ayay ahayd markii ay shirar noocan oo kale ahi ka dhaceen Magaalada Gaarrisa iyo degaanno ka tirsan Waqooyi Bari Kenya, iydoo Shacab iyo maamulba ay isla garteen in si wada jir ah looga hortago Argagixisada.s

Previous Post

Xiisado ka taagnaa deegaanno ka tirsan Galmudub oo la soo afjaray

Next Post

DHAGEYSO: taariikh nololeedka alfannaan Daa’uud Cali Masxaf oo kooban

Next Post
DHAGEYSO: taariikh nololeedka alfannaan Daa’uud Cali Masxaf oo kooban

DHAGEYSO: taariikh nololeedka alfannaan Daa'uud Cali Masxaf oo kooban

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In