Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shacabka Muqdisho oo dhigay isu soo bax ay ku taageerayaa dhamaystirka Dastuurka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Shacabka Muqdisho oo dhigay isu soo bax ay ku taageerayaa dhamaystirka Dastuurka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shacabweynaha ku nool magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay banaanbax ay ku taageeryaaan hannaanka dhamaystirka Dastuurka oo hadda maraya marxaladii ugu dambaysay ee ansixinta.

Banaanbaxan ayaa waxa ka qayb qaadanaya qaybaha kala duwan ee Shacabka sida Ardayda,waayeelka,Haweenka dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada Caasimadda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale waxa Banaanbaxan Shacabka kala qayb galay Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladd Soomaaliya kuwaas oo ugu horeeyaan maamulka Gobolka Banaadir,Goleyaasha Baarlamaanka iyo Golaha wasiiradda,wasiir kuxigeenka Wasaaradda warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaalla oo ka mid ahaa Madaxdii Shacabka kula hadashay Daljirka Dahsoon ayaa yiri “Qof kasta ha ogaado, dadka diidan dhameystirka dastuurka waxay hortaagan yihiin xuquuqdiina, waa in laga gudbo looma dhama iyo marin habaabinta kooxaha diidan in dalkaan dowladnimo ka hana qaado.”

Sidoo kale Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Yabhoo oo isaguna goobta ka hadlaya ayaa yiri “Dadka Soomaaliyeed waxaan ka rabnaa inay dowladooda ku garab istaagaan dhameytirka dastuurka, si qaranimo buuxda aan u gaarno.”

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Xukunka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Taakeeye iyo Kooxdiisa

Next Post
Xukunka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Taakeeye iyo Kooxdiisa

Xukunka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Taakeeye iyo Kooxdiisa

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In