Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shan qof oo cudurka Shuban Biyoodka ugu geeriyootay Jowhar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Shan qof oo cudurka Shuban Biyoodka ugu geeriyootay Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanno ka tirsan Gobolka SHabeelada Dhexe ayaa waxaa ka dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka oo saameyn ku yeeshey bulshada kunool Gobolkaasi,iyadoo ilaa 5 qof ay ugu geeriyoodeen Cudurkaasi Gudaha Isbitalka Guud ee magalaada Jowhar.

Isbitalka Guud ee magaalada Jowhar ayaa waxaa jiifo Bukaanno badan oo la il daran Cudurkaasi Shuban Biyoodka ah,kuwaasi oo laga kala keeney xaafado kamid ah magaaladaasi iyo deegaanno kale oo ka tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Agaasimaha Guud ee Isbitalka magaalada Jowhar C/raxmaan Cali C/raxman ayaa faah faahin ka bixiyay tirada dadka jiifa Isbitalkaasi oo Cudurkaasi uu soo ritay iyo tirade u geeriyootay.

“Waxaa noo timid Bishii Janaayo 12-keeda ilaa 28-keedi 155 Bukaan,Bishan Febraayana waxaa noo yimid 62 qof,dhimashadu waa 5,saaki waxaa noo jiiftay 37,waxaan bixinay 4 qof hadda waxaa jiifta 33,waxaad moodaa in ay sii kordhayso tirade dadka uu soo ridanayo Cudurka,Marka waxaan ugu baaqeynaa Hay’adaha Caafimaadka iyo Maamulka Hirshabeelle in ay dadkan u soo gurmadaan”.Ayuu yiri Agaasime C/raxmaan Cali.

Dhaqaatiirta ayaa Cudurkan ku sababeeyey Wabigii SHabeelle oo Guray iyo Isticmaalka Biyo wasaqeysan,kuwaasi oo la aaminsanyahay in ay dhaliyeen Cudurkani oo sii kordhaysa tirada dadka uu soo ridanayo.

 

 

Previous Post

R/wasaare Khayre“Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in xal waara loo helo dhibaatooyinka

Next Post

Koreas reach ‘satisfactory’ agreement

Next Post
Koreas reach ‘satisfactory’ agreement

Koreas reach ‘satisfactory’ agreement

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In