Sunday, May 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale caafimaad oo tababar loogu soo gabo gabeeyay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shaqaale caafimaad oo tababar loogu soo gabo gabeeyay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababr socday muddo labo todobaad ah kuna saabsanaa daryeelka iyo daaweynta dhallaanka yar yar (Neoantal Care Training Course) ayaa la soo gabo gabeeyay, kaasi oo qeybtiisa 1aad Tababarkan loo qabtay Shaqaalo Cafimaad oo ka socday Wasaaradda Caafimaadka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Xirfadlayaashan ayaa tababarka ku qaatay gudaha Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir qaybtisa gargaarka deg degga ee dhallaanka (NICU). Tababrkaas waxaa hormuud ka ahaa Dr. Ubax Faarax Axmed, Agaasimaha Caafimaadka Qoyska iyo Dr. Bashir Xuseen Cismaan oo ah  dhakhtar ku taqasusay daaweynta cudurada caruurta.

Related posts

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Qansaxdheere

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Qansaxdheere

May 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

May 23, 2026

“Waxaan bogaadin u soo jeedinaynaa Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo xil adag iskasaartay sare u qaadista aqoonta shaqaalaha Caafimaadka. Dhanka kale waxaan amaan iyo mahadcelin mudan Mamulka iyo Shaqaalahha Isbitaalka Banadir oo matigeliyay tababrkan qaatay muddada labada Isbuuc”. Ayay tiri Agaasime Ubax Faarax.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada 

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Warka Subaxnimo

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Qansaxdheere

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Qansaxdheere

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAAY):-Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay),ayaa  safar shaqo ku gaaray...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...

Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha...

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha Deegaanka ee gobolka Banaadir

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha Deegaanka ee gobolka Banaadir

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar muhiim ah u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In