Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale ka tirsan Waaxda Dabdamiska Gobolka Banadir oo tababar loogu soo Xiray Nairobi “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shaqaale ka tirsan Waaxda Dabdamiska Gobolka Banadir oo tababar loogu soo Xiray Nairobi “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashaneya UNSOA iyo Kenyan Airport Authority ayaa qaar ka mid ah shaqaalaha Waaxda dabdamiska tababar kor loogu qaadayay xirfadooda ugu soo xiray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, iyadoo munaasabada ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan maamulka gobolka, safiirka Soomaaliya ee Kenya iyo mas’uuliyiin kale.

Shaqaalaha tababarka loo soo xiray oo tiradoodu gaareysay 18 ayaa muddoo afar isbuuc ah waxa ay baranayeen howlaha la xiriira daminta dabka iyo sharciyada loo marayo marka uu meel dab ka kaco.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka Gobolka Benaadir ee dhanka maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ismaaciil Cabdi Guure ayaa ku bogaadiyay shaqaalaha tababarka u soo dhamaatay inay bulshadooda ugu adeegaan waxyaabaha ay soo barteen.

“Soomaaliya idinka ayey idin sugeeysaa, waxaa la idinka sugayaa in aad tababarkaan oo kale u fidisaan guud ahaan wadanka Soomaliya, waxna ugu qabataan shacabkii waxyaabihii la idin baray” ayuu yiri Guddoomiye ku-xigeenka.

Safiirka Soomaaliya ee wadanka Kenya Dajire Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa xusay in shaqaalaha ay waxbadan ka qaban karaan howlaha loo tababaray.

“Dadaalka aad mujiseen waxeey guul weyn u tahay wadankeena waxaadna tahihiin kuwo lagu faano, waxaana la idinkaga baahanyahay in aad si hufan u gudataan howlaha la idin idmaday” ayuu yiri Danjire Cali Ameeriko.

Ugu dambeyntii dhalinyaradii tababarka loo soo xiray ayaa la guddoonsiiyay  shahadooyin heerarkooda kala duwanyahay.

11081183_858920504153582_7861458876616729840_n IMG_9592 IMG_9606

Previous Post

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Beladweyne oo xukunno ku riday rag ka tirsan Al-Shabaab

Next Post

Barnaamijka Sahanka oo looga hadlay qatarta ka dhalan karta in bulshada la dhibaateeyo “Dhageyso+Sawirro”

Next Post
Barnaamijka Sahanka oo looga hadlay qatarta ka dhalan karta in bulshada la dhibaateeyo “Dhageyso+Sawirro”

Barnaamijka Sahanka oo looga hadlay qatarta ka dhalan karta in bulshada la dhibaateeyo “Dhageyso+Sawirro”

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo uu wehliyay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In