Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale ka tirsan wasaaradaha dowladda F. S. oo tababar uga socdo dalka Kenya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Wasaaradda Amniga Xukumadda Soomaaliya oo ka hadashay Amniga Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afartan xubnood oo ka tirsan shaqaalaha wasaaradaha dowladda ayaa maalintii labad Tababar lagu baranayoย hab-raaca samaynta qorshe istiraatiiji ah uga socdaa dalka Kenya.

Inta uu socdana waxaayabaha diirada la saarayo waxaa ka mid ah, u diyaar garoobidda qoridda qarashaha,Dejinta nimaadka guud ee lagu qorayo qarashe, Qiimeynta xaalka iyo marxaladaha dalka ka jira iyo Qeexidda arrimaha aasaasiga ee isiraatiijiga dalka horyaala,

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Agaasimaha Guud ee Qorsheyntaย  Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Aadan oo la hadlay Warbaahinta qaranka Somaaliyeed ayaa sheegay in tababarkan uu muhiim u yahay shaqaalaha ka kala socda agaasinka Qorsheynta ee Federaalka.

โ€œShaqaalaha waxaa u kala caddaaday manta tillaabooyinka guud iyo hab-raaca loo maro dejinta Qorshe Qaran, mid Wasaaradeed iyo mid Waaxeed, wasaaradda qorsheynta tababaradda noocan oo kale ay dalka faaโ€iideyda ugu jirta waa kuwa ay aad u soo dhaweynso, waxaan u mahadcelinaynaa Urar Gobaaleedka IGAD,iyo Midowga Yurub oo iskaย  kaashaday qabsoomida tababrkanโ€

Madaxa xafiiska Barnaamijyada Somaaliya ee urur Gobaaledka IGAD Moges Ali ayaa sheegay in tababrkan uu muhiimย  u yahay wasaaraddaha dowladda federaalka,

โ€œSababatan aan u qabanay tbabarkana waxaa ay tahay sidii aan kor u qaadi lahayn aqoonta shaqaalaha dowladda fedralka soomaaliya oo ah kuwa la jaan qaadi karo socadsiinta qorshaha dalka somaaliya anaga waxana auga faraxsanahay sida wanagsan eeย  dooda u dhaceyso waa midย  aad u wanaagsan oo ay kala faaโ€iideysanaa ka qeyb galaaysha tababrkaโ€

Tababarakan ayaa maalintii shalay waxaa si rasmi ah u furay masuulayiin ka socday Safaaradda Somaaliya, Xubna ka kala socday Wasaaradda arrimaha dibada dalka Kenya, Urur Gobaaledka IGAD iyo Masuul ka socday Midowga yurub,iyadoo uu socan doona mudo shan maalin ah,

Previous Post

Dhageyso: Wasaaradda Amniga Xukumadda Soomaaliya oo ka hadashay Amniga Dalka

Next Post

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha X. F. S oo tababar u soo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaraddaasi

Next Post
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha X. F. S oo tababar u soo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaraddaasi

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha X. F. S oo tababar u soo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaraddaasi

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In