Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale shidaalka ka shaqeeya oo Suuriya lagu dilay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shaqaale shidaalka ka shaqeeya oo Suuriya lagu dilay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakaalada wararka ee SANA ayaa sheegtay in weerarka lala beegsaday basas oo ku sugnaa gobolka Deir Az Zor,lagu dilay 10 ka mid ah shaqaalaha goobaha shidaalka sida ay ku warantay wakaalada wararka dowladda ee SANA.

Weerarkaan oo dhacay maanta oo Jimco ah ayaa sidoo kale,waxaa ku dhaawacmay laba kale ,kadin kolkii la beegsaday saddex bas oo shaqaale ka soo qaaday goobta saliidda ee al-Taim ee gobolka Deir Az Zor.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

SANA ma aysan bixin wax war ah oo ku saabsan qaabka uu weerarka u dhacay iyo cidda ka danbeysa, balse xubin fadhigiisu yahay Ingiriiska ayaa ku eedeeyay “unugyada kooxda Dowladda Islaamka”, isaga oo ula jeeday ISIL.

“Weerarka maanta ayaa ku bilowday qaraxyo lala beegsaday basaska, ka dibna dableydaasi  ayaa toogtay shaqaalihii la socday basaska,” Rami Abdel Rahman, oo ah agaasimaha kooxda xuquuqda aadanaha ee Suuriya, ayaa u sheegay AFP.

Previous Post

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay xubnaha Midowga Musharaxiinta KG

Next Post

Sawirro: Guddoomiyaha hey’adda maareynta musiibooyinka oo Turkiga kula kulmay madaxda Bisha Cas

Next Post
Sawirro: Guddoomiyaha hey’adda maareynta musiibooyinka oo Turkiga kula kulmay madaxda Bisha Cas

Sawirro: Guddoomiyaha hey’adda maareynta musiibooyinka oo Turkiga kula kulmay madaxda Bisha Cas

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In