Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalo Ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Tababar Loo Soo Xiiray (DAAWO MUUQAAL)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan oo socday muddo 5 maalin ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya, waxaana looga hadlayay arrimaha Dowladnimada iyo Dimuquraadiyadda.

Siminaarka ayaa waxaa ka faa’iidaystay ilaa 60 qof oo isugu jira Agaasimiyeyaal iyo shaqaalo ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka, iyadoo xiritaankiisana uu ka qeybgalay wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka ee dowladda Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Goodax Barre.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Agaasimaha maamulka iyo shaqaalaha ee wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka, mudane Nuur Axmed Diiriye iyo wakiilka hay’adda EISA u fadhiya Soomaaliya Hamma ayaa ka hadlay goobta lagu soo xirayay tababarka, isagoo ka sheekeeyay ujeedada tababarka iyo faa’iidada uu u leeyahay ka qeybgalayaasha.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya, Mudane C/laahi Goodax Barre oo soo xiray tababarka ayaa u mahadceliyay hay’adda cashadarada bixinaysay ee EISA iyo ka qeybgalayaasha siminaarka, isagoo xusay in wasaaraddu ay qaban doonto tababarro kuwaan lamid ah

Ugu dambeyn qaar ka mid ah ka qeybgalayaasha siminaarka ayaa soo dhaweeyay casharada la baray, waxaana gabagabada siminaarka la guddoonsiiyay shahaadooyin ka tarjumayay waxyaabaha la baray.

 

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Dooda Xildhibaannada Oo Soo Gaartay Galabta, Welina Socota (Daawo Muuqaal)

Next Post

Dooda Xildhibaannada Oo Soo Gaartay Galabta, Welina Socota (Daawo Muuqaal)

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In