Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sharci mamnuucaya Gudniinka Fircooniga ah oo la qorsheynayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo joojinta gudniinka Fircooniga oo Muqdisho ka furmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha marwo Sahro Maxamed Cali ayaa sheegtay in wasaaraddu ay waddo qorshe lagu cirib tirayo gudniinka Fircooniga ah ee lagu dhibaateeyo gabadhaha Soomaaliyeed.

Wareysi ay siisay Radio Muqdisho, ayay ku sheegay wasiir Sahro in sanadihii la soo dhaafay horumar laga sameeyay yareynta gudniinka Fircooniga ah, taas oo ka dhalatay wacyigelin badan oo la sameeyay iyo dadaallo kale oo ay sameeyeen hay’adaha dowladda ee u xilsaaran iyo bulshada rayidka ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sahro Maxamed Cali, ayaa sheegtay in goobaha ay maamulaan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ay wali ka jiraan kiisas la xiriira gudniinkan oo lagu hayo gabdho Soomaaliyeed.

Wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha ayaa qorsheyneysa in dhawaan la horgeeyo baarlamaanka sharci mamnuucaya in gabdhaha lagu sameyeo gudniinka fircooniga ah. sida ay sheegtay wasiirka wasaaradda Sahro Maxamed Cali.

Culimada Soomaaliyeed ayaa ka digay gudniinkan Fircooniga ah oo dhibaato caaafimaad iyo mid maskaxeedba u geysanaya haweenka Soomaaliyeed, ayagoo sheegay in in la jarjaro xubnaha bani’aadamka aysan oggoleyn diinta Islaamku.

Previous Post

MUQDISHO: Kaalinta qurbo-joogta ee dib-udhiska dalka oo laga hadlay

Next Post

Guddoomiyaha Hiiraan: Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe,

Next Post

Guddoomiyaha Hiiraan: Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe,

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In