Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sheekh Mukhtaar Roobaw oo gaaray Magaalada Baydhabo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Sheekh Mukhtaar Roobaw oo gaaray Magaalada Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabaaro sedaxdi iyo barkii xiliga geeska afrika Waxaa Goroonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo Soo Cagadhigatay Diyaarad Siday Sheekh Mukhtaar Roobaw Cali Abuu Mansuur oo Maalmihii Lasoo dhaafey Ku sugnaa Caasimada G/Bakool ee Xudur

Wafdiga oo uu qeyb Ka ahaa Wasiirkii Hore ee Gaashandhiga Dawlada Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed Ayaa waxaa  Goroonka Ku soo Dhaweeyey Qeybaha Kala duwan ee Bulshada Rayidka  Sida Wasiiro, Xildhibaano, Odiyaal dhaqmeedyo, Dhalinyaro, Haween iyo Saraakiil Ciidan.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Sheekh Muktaar ayaa Markkii uu Ka soodegay Diyaaradii uu saarnaa waxaa uu salaan Ladhaxmarey Kumanaanka Dad ee Ka qeybqaadanaayey Soo dhaweyntiisa . kuwaas oo kor ululaayey Caleemo quuyan iyo Sawirka shiikha

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Mudane C/laahi Cali Watiin Gudoomiyaha G/Baay  Cali Wardheer C/raxamaan oo kamid ahaa dadka sida gaarka ah Usoo agaasimay Soo Dhaweynta Sheekh Mukhtaar ayaa kalmado kooban ku soo dhaweeyey Abuu Mansuur.

Sheekh Mukhtaar Roobaw Cali Abuu Mansuur oo Intaasi Kadib Lahadlay Warbaahinta ayaa si aad ah uga Mahadnaqey Soodhaweynta ay u sameeyeen Dadka Reer Baydhabo. waxaana uu sheegay in uu laqaadan Doono Qeybaha Bulshada Kulumo Maalmaha soosocodo intaasi kadi wafdiga Shiikha Waxaa loo soogalbiyey Aqalka.

Madaxatooyada Kumeelgaarka ah ee KG  waxaana Halkaasi Kulan ay Kulaqaateen Kusimaha Madahaweynaha KG Mudane Maxamed Xasan Fiqi. Masuuliyiinta Maamulka iyo Sheekh Mukhtaar ay Kuwada Balameen Kulamo kale.

Previous Post

Golaha Wasiirada Cusub ee Zimbabwe oo la Magacaabay

Next Post

Dhageyso Warka subax ee Radio Muqdisho 01 12 2017

Next Post

Dhageyso Warka subax ee Radio Muqdisho 01 12 2017

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In