Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sheekh Nuur Baaruud oo deeq lacageed gaarsiiyay gabar yar oo ku xanuunsan Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Sheekh Nuur Baaruud oo deeq lacageed gaarsiiyay gabar yar oo ku xanuunsan Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sheekh Nuur Baaruud ayaa  maanta lacag ay soo dhiibeen muwaadiniin Soomaaliyeed gaarsiiyay hooyada dhashay gabar yar oo cudurka Kansarka uga dhacay qeybo ka mid ah wajigeeda.

Lacagtan oo ay soo direen Muwaadiniin Somaaliyeed oo ku kala nool qaar kamid ah Dalalka Yurub iyo Mareykanka ayaa gudoomiye ku xigeenka Hay’adda Culimada Somaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan waxa uu ku wareejiyay Nimco Xasan Tifow oo ah Hooyada dhashay gabar yar oo la xanuunsaneysa cudurka Kansarka oo sanka iyo indhaha uga dhacay islamarkaana xaaladeeda caafimaad dalka wax looga qaban waayay sida ay dhaqaatiirtu sheegeen.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Lacagtan oo gaareysay $4,000 ayaa waxaa loogu talagalay in lagu caawiyo Maryan Cismaan Jimcaale oo ah gabadha xanuunsan.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo saxaafadda la hadlay ayaa u mahadceliyay shaqsiyaadkii lacagta soo dhiibay wuxuuna xusay in wali ay caawimaad u baahan tahay gabadhaasi xaaladeeda dalka wax looga qbana waayay.

“waxaan hada gacanta ku hayaa lacag gaareysa $4,000 oo la soo diray dadkii soo diray dadkii soo dirayna magaooda waa la sheegaa waxaa kaloo aan rabnaa inaa idiin sheegno in la sameeyay akoon cusub oo gabdha loo furay si loogusoo diro gudo iyo dibadba waxaan rabnaa kheyrkaas in loosoo degdego lacagtaasi $4,000 anigoo wakiil ka ah dadkii soo diray waxaan ku wareejinayaa Maamada dhashay gabdha” ayuu yiri Sheekh Nuur

Nimco Xasan Tifoow oo ah Hooyada dhashay Maryan Xasan Cismaan Jimcaale oo ah gabdha la xanuunsaneysa Kansar sanka iyo indhaha uga dhacay ayaa markii lagu wareejiyay lacagta loogu talagalay gabadheeda kadib la hadashay warbaahinta waxayna u mahadcelisay cidkastoo ka qeybqaadatay caawinta gabadheeda

“bismillah waxana meeshaan uga mahadcelinaa Sheekh Nuur Baaruud iyo dadkii lacagtana usoo direen iyo intii soo xasuusatay gabadheyda xanuunsan ajir iyo xasanaad alle ha kasiiyo muslinka ayaan wax ka sugeynaa gabadha aad ayay iiga xanuunsna tahay sidaas ayaan rajeynaa” ayeey tiri hooyo Nimco Xasan Tifoow.

Previous Post

Maamulka Jaamacadda Capital oo barnaamij soo dhaweyn ah u sameeyay arday ku guuleysatay imtixaanka Qabuulka+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Ganacsiga oo fariin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee badeecadaha dalka keena

Next Post
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Wasaaradda Ganacsiga oo fariin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee badeecadaha dalka keena

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In