Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shiinaha oo diiday baaritaan cusub oo dhulkeeda lagula sameeyo asalka xanuunka COVID-19

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Shiinaha oo diiday baaritaan cusub oo dhulkeeda lagula sameeyo asalka xanuunka COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Shiinaha ayaa si cad u diiday baaqii Ururka Caafimaadka Adduunka ee ku saabsanaa in baaritaan cusub lagula sameeyo ciiddeeda si loo raadiyo asalka Covid-19.

Mas’uuliyiinta Shiinaha oo ka soo horjeestay codsigan ugu yimid Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la raaco “baaritaan ku saleeysan cilmi” halkii la raaci lahaa hanaan ku saleeysan hab “siyaasadeed”.

Related posts

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026

Ururka Caafimaadka Adduunka, ayaa Khamiistii ku boorriyay Shiinaha inay xoojiso is -weydaarsiga xogta ku saabsan fayraska Corona, si loo hormariyo baaritaanka asalka cudurkan.

Ururka Caafimaadka Adduunka, ayaa ugu baaqay dhammaan waddamada Caalamka inaysan siyaasadayn raadinta asalka cudurka Covid-19, kaas oo dilay ugu yaraan 4.3 milyan oo qof, sidokalana hoos u dhigay dhaqaalaha Adduunka tan iyo markii uu ka soo ifbaxay magaalada Wuhan ee Shiinaha bishii Disembar sannadkii 2019.

Sidokale Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa koox khubaro caalami ah u diray magaalada Wuhan bilowgii sannadkan, si ay u soo dhameystiraan wejiga koowaad warbixin ku saabsan xanuunkan.

Wejiyada soo socda ee daraasadaha ayaa la qorsheeyay in ay qeeyb ka noqdaan baaritaanno dheeri ah oo ku saabsan xogta horudhaca ah ee xanuunkan, iyadoo laga bilaabo kiisaskii ugu horeeyay ee soo baxay sannadkii 2019.

Previous Post

Wabiga shabeelle oo ku fatahay deegaanno hoostaga magaalada Jowhar

Next Post

Guddoomiyaasha Gobolka Banaadir iyo Shabeellaha Hoose oo kulan la qaatay taliska Amisom

Next Post
Guddoomiyaasha Gobolka Banaadir iyo Shabeellaha Hoose oo kulan la qaatay taliska Amisom

Guddoomiyaasha Gobolka Banaadir iyo Shabeellaha Hoose oo kulan la qaatay taliska Amisom

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

March 5, 2026
0

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In