Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Shiinaha oo ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeya dalkiisa

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Shiinaha oo ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeya dalkiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka digay faragelinta ciidamada shisheeye ee gobolka, iyada oo Dowladda Australia ay iska fogeysay eedeeynta sii kordheysa ee ka imaneeysa Beijing ,taas oo la xiriirta in dalkaasi uu doonayo inuu Mareykanka ka helo maraakiibta quuusta ee ku shaqeeya quwadda Nukliyeerka.

Khudbad uu Madaxweynuh Shiinaha ka hor jeediyay Ururka Iskaashiga Shanghai Jimcihii, ayuu ku boorriyay madaxda dowladaha gobolka inay gabi ahaanba ka waantoobaan waxa uu ku tilmaamay faragalin shisheeye oo lagula kaco dalkiisa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mr. Xi Jinping waxaa uu ballan qaaday in uu difaaci doono sarreynta sharciga hawada sare iyo biyaha badda, gaaar ahaan dhulalka Jasiiradaha ah ee la isku hayo.

Hadalladaan ayaa daba socda  ku dhawaaqistii Mareykanka, ee ahaa in Ingiriiska iyo Australia ay sameystaan ​​iskaashi xagga amniga iyo difaaca ah, iyo go’aanka Australia ee ah inay Maraykanka ay ka iibsanayaan maraakiibta quusta ee ku shaqeeya quwadda Nukliyeerka.

Previous Post

Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle oo ka hadlay cabasho ka timid kursi ka mid ah Aqalka sare

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In