Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Beeraha looga hadlaayo oo maanta Baydhabo ka furmay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Beydhabo: Wajigii labaad ee shirka Dastuurka looga hadlayo oo socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo socon doono Muddo 3 maali ah ayaa waxaa ka soo qiibgaley  Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha dawlad gobaleedyada  iyo   Wasaarada Beeraha  ee Dawlada Soomaaliya  qaarkamid ah agaasimiyaasha  wasaaradahaasi  iyo wakiilka  qaramida midoobe  uqaabilsan Soomaaliya Cunada iyo Beeraha FOA

Shirkan oo magaalada Baydhabo ay kumartigalisay  wasaarada beeraha iyo waraabka ee Kg ayaa mudada uu socodo  wasaarad walba ay kusoobandhigidoonta  Waxaqabadkeeda Mudadi ay jirtay iyo waliba Aqabadaha haysta . iyadoona  gabagabada  Shirka lagasoosaaridoono  Qorshiyaal ay kuwada shaqeeyaan  Wasaaradaha beeraha maamulada tan dawlada dhaxe iyo Waliba hay adda FOA

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kulanka Maanta oo uu Shirgudoominaayey Wasiirka Wasaarada Beeraha Dawlada Soomaaliya  axamed Xasan Gabooe Ugaas bile  ayaa waxaa intiisa badan uu ahaa mid ay iskubaranayeen Wasiirada, agaasimiyaasha  iyo waliba Madaxda ka socotay hay adda FOA

Cabdulaahi Cali Watiin Duqa degmada Baydhabo  ayaa sheegay in aad uga faraxsinyahay  in Degmadiisa ay martagaliso Shirkan Xeerka Caalami ah

Richard trenchard oo  ah wakiilka Qaramida midoobey Uqaabilsan Cunada iyo beeraha oo isna lahadley  Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa shirka kutilmaamey mid Gabababasiida ay kasoobixidoonaan Tatiijooyin Wanaagsan

Wasiirka Wasaarada Beeraha Iyo Waraabka KG soomaaliya Munane Maxamed Xasan Fiqi  ayaa Dhankiisa sheegay In aytahay Guul usoohoyatay Wasaaradiisa  In ay martagaliso Shirkan

Farxad weyn ayeey ii tahay in manta Wasaaradeyda ay martigaliso  Shirkan caalamiga ah oo ay kasooqiibgaleen Dhamaan Wasaaradaha Beeraha Maamulada tan Dawlada Dhaxe iyo waliba  madahada Hay adda FOA

 

 

Previous Post

Faah Faahin: Dadka laga soo badbaadiyay Ambbassidor iyo qasaaraha illaa hadd ka dhashay weerarka

Next Post

Madaxweynaha dalka: Waan ka guuleysaneynaa argagixisada

Next Post
Madaxweynaha dalka: Waan ka guuleysaneynaa argagixisada

Madaxweynaha dalka: Waan ka guuleysaneynaa argagixisada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In