Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir horumarinta Beeraha dalka looga hadlayay oo maanta Muqdisho lagu qabtay +Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Shir horumarinta Beeraha dalka looga hadlayay oo maanta Muqdisho lagu qabtay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qaabka ugu haboon ee loo fulin karo mashaariicda horumarineed ee Beeraha dalka, waxaana ka qeybgalay; wakiilo ka kala socda dowlad goboleedyada, hey’adda FAO, Midowga Yurub iyo xeeldheeriyaal dhanka beeraha ah.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid oo shirka daahfuray ayaa ka hadlay muhiimada kulankan,  wuxuuna dhinaca kale sheegay in ay dowaladda Soomaaliya ka go’antahay in la dhiirigeliyo wax soo saarka dalka si loo gaaro isku filnaansho dhanka cuntada ah oo  dhameystiran.

Wasiirada Beeraha ee dowlad goboleedyada Hirshabelle, Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo dhankooda shirka ka hadlay ayaa si wadajira u soo dhaweeyay kulankan, waxeyna  sheegeen in ay raali ka yihiin in ay xoojiyaan wada shaqeynta ay la leeyihiin dowaladda dhexe si loogu guuleysto mashruucan lagu horumarinayo Beeraha iyo waraabka Soomaaliya oo ay maalgelineyso midowga Yurub isla markaana ay fulintiisu leedahay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada iyo beeraha ee FAO.

Wasaarada Beeraha iyo waraabka Soomaaliya ayaa dadaalo isdaba jooga ugu jirta sidii loo horumarin lahaa wax soo saarka dalka, si loo gaaro isku filnaansho dhanka cuntada ah.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ingiriiska +Sawirro

Next Post

IGAD oo cambaareeysay weerarkii argagixiso ee khamiistii ka dhacay Muqdisho

Next Post
IGAD oo cambaareeysay weerarkii argagixiso ee khamiistii ka dhacay Muqdisho

IGAD oo cambaareeysay weerarkii argagixiso ee khamiistii ka dhacay Muqdisho

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In