Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir howleed ay isugu yimaadeen Hay’adda Socdaalka iyo Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shir howleed ay isugu yimaadeen Hay’adda Socdaalka iyo Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir howleedkan oo looga hadlayay xoojinta wadashaqeynta labada hay’addood, ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) iyo Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Qaranka Dr Aamina Siciid Cali iyo mas’uuliyiin ka kala socday labada hay’adood.

Ugu horeyn Agaasimaha Guud ee Hay’adda Soccdaalka Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali oo ka hadlay shirka ayaa tilmaamay muhiimadda ay Qaranka Soomaaliyeed iyo shacabkiisa u leedahay wadashaqeynta labada hay’adood, Agaasimuhu wuxuu kaloo sheegay ujeeddada ugu muhiimsan ee shirkan loo abaabulay ay tahay sidii labada hay’addood uga wadashqeyn lahaayeen, isla markaana u hubin lahaayeen dadka dalka ku imaanaya xaaladda qaxootinimo.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Guddoomiye Hay’adda Qaxootiga Qaranka Marwo Aamino Siciid Cali ayaa soo dhaweeysay soo jeedinta Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo ku saabsaneyd wadasheynta labada hay’addood, waxay kaloo shirka uga warbixisay halka ay marayaan xaalada qaxootiga iyo Barakacayaasha dalka ku sugan.

Shirkan oo hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ay dalabkiisa laheyd ayaa qodobada looga wada hadlay waxaa ka mid ahaa; is dhaafsiga xogta qoxootida dalka jooga, in laga wadashaqeeyo diiwaan-gelinta Qaxootiga dalka imaanayo iyo sidii loo howlgelin lahaa Guddigii Qaran ee go’aan ka gaarista qaxootiga iyo magangalyo doonta dalka imaanaya.

Ugu dambeyn, Dhamaan qodobadii shirka looga hadlay waa la isku afgartay waxaana lagu balamay in Guddi howleed hore u jiray ay u soo gudbiyaaan madaxda labada hay’addood hab-raac shaqo oo ay hore u diyaariyeen guddigu, iyadoo la tixgalinayo Sharciga Socdaalka iyo sharciga qaxootiga Qaranka oo ay ku shaqeeyaan labada hay’addood.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo daah furtay Barnaamij looga tashanayo Waxbarashada Gabdhaha “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo lagu doortay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo lagu doortay Muqdisho “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo lagu doortay Muqdisho "SAWIRRO"

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In