Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir ku saabsan Ololaha wacyigalinta dib u eegista Dastuurka oo Dhuusamareeb ka furmay

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Shir ku saabsan Ololaha wacyigalinta dib u eegista Dastuurka oo Dhuusamareeb ka furmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir ku saabsan Ololaha Wacyigalinta Dib-u-eegista Dastuurka ayna soo qabanqaabisay Wasaarada Arimaha Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka furmaya Magaalada Dhusamareb, waxaana ka qaybgalaya qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Culimaa’udiinka, Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka iyo Warbaahinta.

Shirkan ayaa socan doona muddo Seddax Malamood ah, sida Jadwalka ku qoran waxaana la soo bandhigi doonaa Arrimaha galinta dib u eegista Dastuurka Soomaaliya, sidoo kalena waxaa la is weydaarsan doonaa Aragtiyada laga qabo Arrimaha Dastuurka.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Muddada Shirkani socdo waxaa ka qeybgali doonaa in ka badan 100 Qofood waxaana lala wadaagi doonaa Arrimaha Dastuurka iyo sida Bulshada loogu wacyigalinayo Dib u eegista Dastuurka.

Previous Post

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay tartan horyaalka ah oo ka dhacay Garoonka Eng Yariisow Stadium “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo shir-guddoomiyay Shirka Amniga

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo shir-guddoomiyay Shirka Amniga

Madaxweynaha Galmudug oo shir-guddoomiyay Shirka Amniga

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In