Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay ilaalinta hantida maalgashadayaasha Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay ilaalinta hantida maalgashadayaasha Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkani oo ay soo qaban qaabiyeen xafiiska R/wasaaraha iyo wasaradda Caddaaladda isla markaana uu gacan ka geysatay bangiga aduunka ayaa waxaa looga hadlaya arrimo dhowr ah oo ku saabsan sidii qaanuunka caalamiga ah loo waafajin lahaa dhexdhaxaadinta iyo xallinta qilaafaadyada soo cusbanada ee soo kala dhexgala dowladda iyo ha’
addaha maalgashiga ku sameynayo Soomaaliya iyadoo aan la aadin hay’adaha sharciga.

Shirkani ka furmay magalada Nairobi oo socon doono muddo labo maalmood ah laguna soo gaba gabeyn doono magalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Isgaarsiinta iyo Boostada, wasiir ku xigeenka Caddaaladda
iyo  Dastuurka iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka, Qareenno iyo safiirrada dalalka Caalamka u fadhiya  Kenya iyo xubno kale oo ka socday beesha caalamka .

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026

Intii uu socday kulanka ayaa xubnihii goobta ka hadlay waxa ay dhiiri galiyeen in Soomaaliya ay ku biirto dalalka si sharciyeysan u ilaaiya hantida  maalgashadayaasha  isla markaana qaab sharci ah lagu xalliyo qilaafaadyada lana waafajiyo qawaaniinta caalamiga ah ee dhexdhaxaadinta.

Xeer ilaaliyaha Qaranka  Axmed  Cali  Daahir  ayaa markii uu soo gaba gaboobay shirka waxa uu ka warbixiyay ujeedka kulanka iyo muhimadda uu u leeyahay Soomaaliya.

“Arinta laga hadlayo waxa ay ku saabsantahay dhexdhaxaadinta iyadoo aa la aadin hay’adihii sharciga in lagu xaliyo qilaafka qaab dhex dhaxaadin ah ama qaab heshiis horay loosii galay,wuxuuna muhiim u yahay maadama wadanka uu hadda dib usoo noqonayo dowladnimadiisa iyo ganacsigiisa dib usoo noqonayo caalamkana uu rabo inuu maalgashi ku sameeyo,waxa soo dhana waxay u baahanyihiin shuruuc iyo qawaaniin lagu hago” ayuu yir Xeel Ilaaliyaha guud ee Qaranka.

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukumadda F. S. Soomaaliya Mudane Guuleed Xuseen Cabdulqadir Qaasim oo isna ka warbixiyay shirka ayaa waxa uu sheegay in shirkani uu dhiirigelinayo maalmashiga
Soomaliya iyo ilaalinta hantida maalgashadayaasha.

“ula jeedadku waa labo, inaan dhiiri gelino maalgashigii iyo horumarkii dalka iyo dadka maalgashiga ku sameynayo in dhaqaalahoodii nidaam lagu raadiyo si loogu dhiiri geliyo hantidiina sharci iyo nidam ayaa ilaalinayo waa labo arimood oo is leh loona baahan yahay,waxana rajeynaynaa shirkani inay noo noqoto wadahadalkeenii 1 aad,si aan xeerkii dhaqanka ahaa inaan nidam sharci ah ka dhigno,oo ku waafaqni idaamka caalamiga ag ee Aduunka” ayuu yiri wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya.

Shirkan ayaa lagu wadaa in maalinta beri ah lagu soo gaba gabeyo Magalada Muqdisho.

IMG_7223 IMG_7216 IMG_7209 IMG_7206 IMG_7182 IMG_7168 IMG_7167 IMG_7155 IMG_7148 IMG_7143 IMG_7135 IMG_7134

Previous Post

Madaxweynaha: ‘’Xildhibaannada waxaan ka codsanayaa in kalfadhigan 8-aad ay la yimaadaan dadaal dheeri ah’’ “Sawirro”

Next Post

Shirka madasha wadatashiga Qaran oo lagu wado in lagu soo gabo gabeeyo Muqdisho

Next Post
Daawo sawirrada madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada

Shirka madasha wadatashiga Qaran oo lagu wado in lagu soo gabo gabeeyo Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In