Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir ku saabsan siyaasadda Qaran ee Maareynta Musiibooyinka oo Muqdisho ka furmay

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Shir ku saabsan siyaasadda Qaran ee Maareynta Musiibooyinka oo Muqdisho ka furmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa ka soconaya shirka siyaasadda Qaran ee Maareynta Musiibooyinka,iyadoo Mas’uuliyiinta Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Masuubiiyinka Qaranka ay shirkaasi fureen.

Munaasibadda daahfurka shirkan waxaa ka qeybgelaya mas’uuliyiinta Wasaaradda,madax ka kala socotay hay’adaha kale ee dowladda iyo xubno ka socda Caalamka iyo hay’daha samafalka ee  ka howlgala Soomaaliya,iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay macluumaad ku saabsan saameynta abaarihii dalka ku dhuftay.

In tii ay socotay Xafladda ayaa mas`uuliyiinta Wasaarada gargaarka iyo maareynta musiibooyinka waxay ku soo bandhigeen Abaarihii iyo musiibooyinkii kale ee dalka ka dhacay,iyagoo xusay in abaartii dalka ka dhacday Sanadkii aan kasoo gudubnay ay ay ku dhinteen 250,000 oo ruux ayadoona sidoo kale reebtay Saameyn in taas ka badan.

Mas’uuliyiinta Wasaarada ayaa sidoo kale warbixintooda ku  sheegay in 6bil gudaheed muqdisho ay ka kaceen 10 dab oo ay ka dhasheen qasaaro Naf iyo Maal leh,kuwaasi o qeyb ka ahaa musiibooyinkii dabiiciga ahaa ee saameeyey bulshada.

Waxaa sieyn loo falan qeeyey sidii loo heli lahaa wadiiqooyin sahlaya in laga gaashaanto in abaaruhu ay soo laa laabtaan,iyadoo lala kaashanayo hay’adaha Caalamiga ah ee taageera Soomaaliya

Previous Post

Kalluumeysatada Soomaaliyeed oo ka cabanaya saameynta dabeylo lixaadleh oo ka jira xeebaha.Sawirro.

Next Post

Madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisa oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb

Next Post
Madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisa oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb

Madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisa oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In