shir looga hadalayo waxbarashadda dalalka soo koraya oo ay kamid tahay soomaaliya ayaa Raysal wasaare ku xigeenka dalka Mahadi Maxamuud Guuleed uu ย ku dahfuray magaalada muqdisho
waxana kasoo qayb galaya shirkan wasaaraaddah kala duwan ee dowladda, qar kamidah safiiradda dalaalka caalamka u fadhiya soomaaliyaa, maamull goboleedayda dalka iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda rayadka ah.
Wasiirka qorsheynta xukumadda Soomaaliya Jamal Maxamed Xasan oo qudbad kajedinayay shir hada kasocdo Muqdisho oo loogahadlayo waxbarashada iyo tayenta dhaqaalaha Soomaaliya waxa uu yiri .
” baaritaan ay sameysay wasaaradda qorsheynta waxaalagu ogaaday in 40% oo kaliya ay wax Aqorikaran waxna qorikaraan dadka Soomaaliyeed .20% oo kaliya ayaa dadka Soomaaliyeed gaaray heerka waxbarashada ee Jaamacadda.
dadka Soomaaliyed 90% ย waxay fursad uhelikaran in ay waxbartaan sidaas darteed 2020 qorshaha qaranka waxaa kujiro in tirada dadka soomaaliyed ee wax qorikara waxnaa Aqrinkara lagarsiyo halka ugu sareyso”,
shirkan ayaa wali socoda waxa soo Agaasimay Jamaacaadda Ummadda Soomaaliyeed
wixii faahfaahin ah waxad kala socoon doontan waraarkayaga danbe.