Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay hindishe sharciyeed mabaadii’da jinsiga oo ka furmay Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay hindishe sharciyeed mabaadii’da jinsiga oo ka furmay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga doodayo Hindise sharciyeedka Mabaadi’da Jinsiga ayaa maanta Baydhabo uga furtay Haween ka kala socday Gobollada iyo Degmooyinka maamulka Koofur galbeed.

Shirkan ayaa waxaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyay wasaaradda Haweenka iyo Huquuqul insaanka Dawlada Federaalka Somaaliya iyo Tan maamulka Koonfur galbeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Furitaank shirka waxaa ka qeeybgalay  Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka Iyo Xaquuqul insaanka ee maamulka  K.G. Gudoomiyaha Gobolka Baay . wakiillo Ka socoday wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul insaanka KG, Culmaa’udiin Waxgarad iyo Haween ka kala socoday dhamaan goballada iyo Degmooyinka uu ka arrimiyo Maamulka K.G.

Kulanka ayaa intiisa badan Lagu falanqeeyay Tacaddiyadaha loo geysto Caruurta iyo Hawenka oo ay ka mid yihiin Kufsiga kaweenka. iyo  arrimo kale oo quseeyey Caruurta iyo haweenka.

Gudoomiyaha gobolka Baay Mudane C/rashiid C/laahi Maxamed Ayaa Labada Wasaaradood ee iska kaashadey  Qabashada Kulanka uga mahad celiyey  Sida ay u difaacayaan xaquuqda Haweenka Iyo Caruurta  Soomaaliyeed.

“Wasaaraddaha Soo qaban qaabiyey Kulankan aad ayaan uga mahadcelinayaa . maanta waxaa aad ka doodaysaan wax u baahan in laga doodo Marka ku dadaala in kulankan ay ka soo baxaan Wax mera dhal leh” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Baay

Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo xaquuqul insaanka maamulka KG,  Binti Ibraahim Cali ayaa shegtay  Ku dhiira galisay haweenkii ka qeebgalay  Shirka in ay si aad ah uga doodaan  Xaquuqaha ay ku dhax leeyihiin Bulshada inteeda kale.

“Waa in aad ka dooddaan Xaquuqda aad dadka ku dhax leedihiin oo ad Xaqiina Dhacasataan  Waa in aad si fican aad uga doodaan Tacaddiga haweenka loo geysto iyo waliba Caruurta” ayeey tiri wasiir ku xigeenka wasaaradda haweenka ee maamulka Koofur galbeed.

Previous Post

Wax-qabadka Dawladda ee todobaadkii la soo dhaafay “Sawirro”

Next Post

R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay shirka golaha caalamiga ah ee ka hortagga khatarta baddaha Soomaaliya+Sawirro

Next Post
R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay shirka golaha caalamiga ah ee ka hortagga khatarta baddaha Soomaaliya+Sawirro

R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay shirka golaha caalamiga ah ee ka hortagga khatarta baddaha Soomaaliya+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In